Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company

Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company Shaqada Ninkii Wanaajiyaa Walaalkeed Ah

Shirkada Dhismaha Ee Sahal Construction Company Waxay Hanbalyo Udiraysaa Kooxda Ku Ciyaaraysay Magaca Shirkada Dhismaha ...
18/03/2026

Shirkada Dhismaha Ee Sahal Construction Company Waxay Hanbalyo Udiraysaa Kooxda Ku Ciyaaraysay Magaca Shirkada Dhismaha Ee Sahal Oo Ku Guulaystay Koobka Ramadaan Cup Ee Darwiish Stadium Kaas Oo Ay Kasoo Qayb Galeen 28 Goob Ganacsiyeed

Kooxda Matalaysa Magaca Shirkada Dhismaha Iyo Qandaraasyada Ee Sahal Construction Company Ee Koobka Ramadaan Cup Ee Garo...
23/02/2026

Kooxda Matalaysa Magaca Shirkada Dhismaha Iyo Qandaraasyada Ee Sahal Construction Company Ee Koobka Ramadaan Cup Ee Garoonka Darwiish Stadium Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company

Shirkada Dhismaha Ee SAHAL Construction Company ayaa Ku wareeijsey Guri Baloodh ah  Oo ay Ka dhistay Magaalada Laascanoo...
04/02/2026

Shirkada Dhismaha Ee SAHAL Construction Company ayaa Ku wareeijsey Guri Baloodh ah Oo ay Ka dhistay Magaalada Laascanood Ee Xaruunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia

Mulkiilaha Guriga iska Leh ayaa kala Wareegay masuuliyiinta shirkada Furayaasha guriga

Gurigan Oo ku yaalla Xaafada Toocil Ee magaalada Laascanood

Kusoo Dhawaada Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company
Naga lasoo Xiriir Numberada Hoos Ku Qoran Iyo Emailka Shirkada
Email : [email protected]
Telesom :0634496658 0634499051 0634919986 0634498768
Golis :0906640300 0906863583
Somtel :0659450040 0654919986

Aniga oo ah Caaqil C/Fataax Cumar MaxamuudMulkiilaha Shirkadda Dhismaha Ee Sahal Construction Company , waxaannu baaq mi...
29/01/2026

Aniga oo ah Caaqil C/Fataax Cumar Maxamuud
Mulkiilaha Shirkadda Dhismaha Ee Sahal Construction Company , waxaannu baaq midnimo, is-ixtiraam iyo wada-jir u jeedinaynaa guud ahaan dadweynaha ku nool Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, si loo ilaaliyo lana dhowro shirkadaha walaalaha ah ee reer Harti ee ka shaqeeya kuna maalgelinaya horumarka deegaannada Waqooyi Bari.

Waxaannu xusuusinaynaa bulshada in magaalada Laascaanood ay ku aasanyihiin halyeeyadii reer Harti weyne ee waqtiyadii adkaa gurmadka iyo garab-istaagga u yimid, kuwaas oo door muuqda ka qaatay taariikhda wadajirka ah ee bulshada, isla markaana mudan in lagu ilaaliyo xushmad, midnimo iyo qaddarin.

Sidoo kale, waxaannu adkeynaynaa in Maamulka Waqooyi Bari uu yahay maamul ay wada leeyihiin dhammaan bulshada ku hoos nool, isla markaana aan cid gaar ah u xirnayn, taas oo waajib ka dhigaysa in la dhowro wada-noolaanshaha, gobonnimada iyo is-qaddarinta.

Ugu dambayn, waxaannu hoosta ka xarriiqaynaa in horumarka dhabta ahi uu ku yimaaddo wada-shaqayn, kalsooni bulsho iyo is-kaashi waara, taas oo ah tiirka lagu gaari karo nabad, shaqo-abuur iyo horumar joogto ah.

Shirkada Dhismaha Ee SAHAL Construction Company ayaa Ku wareeijsey Guri Labo Nus ah  ay Ka dhistay Magaalada Laascanood ...
29/12/2025

Shirkada Dhismaha Ee SAHAL Construction Company ayaa Ku wareeijsey Guri Labo Nus ah ay Ka dhistay Magaalada Laascanood

Mohamed Farah Abdi Oo Guriga iska Leh ayaa kala Wareegay masuuliyiinta shirkada Furayaasha guriga

Gurigan Oo ku yaalla Xaafada Toocil Ee magaalada Laascanood

Gurigan ayaa ka kooban
6 Qol oo Waasic ah
Labo Jiko Waasic ah
Labo Barando oo lagu Nasto
Labo Baraag oo Waawayn
Afar Suuli Oo Labo M Bedroom ku Yaalo
Daarad Waasac ah

Kusoo Dhawaada Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company
Naga lasoo Xiriir Numberada Hoos Ku Qoran Iyo Emailka Shirkada
Email : [email protected]
Telesom :0634496658 0634499051 0634919986 0634498768
Golis :0906640300 0906863583
Somtel :0659450040 0654919986

Shirkada Dhismaha Ee Sahal Ayaa Bilaabaysa Labo Guri Oo Midkasta Yahay Dabaq Suge Oo ku Yaala Laamiga Wayn Ee Dhex Mara ...
23/12/2025

Shirkada Dhismaha Ee Sahal Ayaa Bilaabaysa Labo Guri Oo Midkasta Yahay Dabaq Suge Oo ku Yaala Laamiga Wayn Ee Dhex Mara badhtamaha Maagalada Laascanood Guryahaas midkasta Wuxuu Ka Kooban Yahay Hall Wayn Suuli Iyo Jaranjaro U Gaar ah Midkasta

Shirkadda Dhismaha Ee Sahal ayaa soo kordhisay adeega jayga shubka adag ee loogu talagalay dhismayaasha iyo waddooyinka,...
17/12/2025

Shirkadda Dhismaha Ee Sahal ayaa soo kordhisay adeega jayga shubka adag ee loogu talagalay dhismayaasha iyo waddooyinka, iyadoo Jaygan Garoowe loo doonan jirey.

Shirkaddan ayaa sheegtay in jaygan uu ku habboon yahay dhismayaasha iyo waddooyinka, isla markaana tayadiisu ka sarreyso kii h**e suuqa laga heli jiray.

Waxa kale oo ay sheegtay in Qiime Ka jaban Qiimihii Lagu keeni Laascaanood mid aad uga jaban ay ku iibinayso iyadoo shirkada dalabaadka badan loo sameynayo qiimo-dhimis gaar ah.

Shirkadda Sahal waxay intaa ku dartay in alaabtan la mariyey tijaabo shaybaar caalami ah, si loo xaqiijiyo in dhisme kasta oo lagu adeegsado uu helo shub sax ah oo adkaysi leh.

Faahfaahin iyo dalab: 0634498768 / 0905030808 / 0634496658

Tayo Qurux Iyo Amaano Ugu Kaalay Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company
26/11/2025

Tayo Qurux Iyo Amaano Ugu Kaalay Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company

Shirkada Dhismaha Ee SAHAL Construction Company ayaa Ku wareeijsey Tower ay Ka dhistay Magaalada Laascanood Shirkada IsG...
25/11/2025

Shirkada Dhismaha Ee SAHAL Construction Company ayaa Ku wareeijsey Tower ay Ka dhistay Magaalada Laascanood Shirkada IsGaadhsiinta Ee Telesom

Tower kan Oo ku yaalla Xaafada Ex Control Gaar Ahaan Saldhiga Bariga Ee magaalada Laascanood

Shirkada Telesom ayaa kala wareegtay masuuliyiinta shirkada Sahal Furayaasha guriga

Gurigan ayaa ka kooban
5 Qol oo Waasic ah
Jiko Waasic ah
Hal Barando oo lagu Nasto
Dayr Wayn
Labo Suuli Oo Mid M Bedroom ku Yaalo
Silig ku wareeJisan dayrka guriga

Kusoo Dhawaada Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company
Naga lasoo Xiriir Numberada Hoos Ku Qoran Iyo Emailka Shirkada
Email : [email protected]
Telesom :0634496658 0634499051 0634919986 0634498768
Golis :0906640300 0906863583
Somtel :0659450040 0654919986

08/11/2025

Qudbada maamulaha guud ee shirkada dhismaha Sahal Contruction Company Eng Caaqil Cabdifatax Cumar Maxamuud uu ka jeediyay munaasibada dhagax dhiga dugsiga xarayska ah ee loogu talogalay iyo wax ku bartaan agoonta, dadka maqalka iyo aragaba naafada ka ah oo ay hirgelisay hay’adda Samrado.

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada Dhismaha Sahal Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share