Hafid Construction Company

Hafid Construction Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hafid Construction Company, Construction Company, Mogadisho.

31/08/2026
31/08/2026

Waxa maanta shirkada hafid construction company furaha ku wareejisay macaamiilka loo dhisay dabaq G+3 ah
Magalada Mugadisho Degmada hodan gaar ahaan albarako.
Waxay Shirkada ogeysiinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villoyinka, Naqshadaynta iyo Qiimaynta Guryaha oo la idinku samaynayo Naqshad casriya Tayasare leh iyo Qimayn Idin Raaligalisa. Nagala soxirir
Tell:+252-619055003/+252-615326421/+252-619999586

Waxaa heer dhexe marayo dhismahan oo ay shirkada dhismaha casriga ah ee hafid ka dhisaysay deg hodan gurigan waxa. Laga ...
27/04/2026

Waxaa heer dhexe marayo dhismahan oo ay shirkada dhismaha casriga ah ee hafid ka dhisaysay deg hodan gurigan waxa. Laga rabaa G+4. hadaba macamiil hadii aad daneyneso dhismo qurux badan naqshad casri ah shirkada hafid ugu imow .

22/01/2026

Waxa maanta shirkada hafid construction company furaha ku wareejisay macmiilka loo dhisay dabaq G+5 iyo midkale oo ah G+1
Magalada Mugadisho gaar ahaan Degmada warta nabada ayaa laga dhisay.
Waxay Shirkadu ogaysinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villoyinka, Naqshadaynta iyo Qimaynta Guryaha oo la idinku samaynayo Naqshad casriya Tayasare leh iyo Qimayn Idin Raaligalisa. Nagala soxirir
Tell:+252-619055003/+252-615326421/+252-619999586

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hafid Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hafid Construction Company:

Shortcuts

Share