Ceeryaamo Air Conditioner Services

Ceeryaamo Air Conditioner Services Ceeryaamo Air Conditioning Services waa shirkad ka shaqeysa dhamaan wixii laxiriira Mukefyada sida:

Ceeryaamo Air Conditioning Services waa shirkad ka shaqeysa dhamaan wixii laxiriira Mukefyada sida: xiridda, cilad bixinta, iyo nadiifinta mukeyfyada.

17/10/2025
Maku heysataa cilad mukeyf mana dooneysaa in aad xal uhesho mukeyfkaga hadaba shirkada ceeryaamo airconditioner waxa ey ...
27/05/2025

Maku heysataa cilad mukeyf mana dooneysaa in aad xal uhesho mukeyfkaga hadaba shirkada ceeryaamo airconditioner waxa ey kuu diyaarisay shaqaale xirfadeysan qibradna u leh shaqooyinkan soo socdo sida:
1. xirida iyo furista mukeyfyada
2. ciladbixinta mukeyfyada
3. nadiifinta iyo dayactirka mukeyfyada
4. kushubida Gas-ka
Nagala soo xiriir: 0610802200 ama whatsappkena

Address

Km4, Hodan District
Mogadisho

Telephone

+252610802200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceeryaamo Air Conditioner Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share