Lol Property Pty Ltd

Lol Property Pty Ltd Our mission is to remain reliable and Efficient at the forefront of the Somalian Construction industry through quality, Honesty, and economical solutions.

12/08/2026

Wa mashruca ay wado shirkada lol Property Construction wa G+9 oo kakoban 10 biyano, degmada Hodan kpp

02/08/2026

wa mashruuca G+8 waxa u kakooban yahay under ground iyo 9 dabaq, kaas oo ay wado shirkada lol Property Construction. dhismahan oo kuyaal Degmada Warta nabada gar ahan bar ubax.

31/07/2026


28/07/2026

Wa Mashruuca G+2 ee 2dhagax Project oo shirkada Lol Property Construction ay kawado Degmada Warta Nabada.

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ
24/07/2026

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ

22/07/2026

wa mashruuca G+3 oo ka kooban 4 dabaq kaas oo ay wado shirkada lol Property Construction dhismahan oo kuyaal dagmada hodan.

SAADAALI OO KU GUULAYSO $100! Kulanka Finelka Cup ka aduunkaArgentina 🆚 SpainShuruudaha Tartanka:➡️𝗹𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗽𝗼𝘀𝘁iga➡️𝗳𝗼...
19/07/2026

SAADAALI OO KU GUULAYSO $100!
Kulanka Finelka Cup ka aduunka
Argentina 🆚 Spain
Shuruudaha Tartanka:
➡️𝗹𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗽𝗼𝘀𝘁iga
➡️𝗳𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗱𝗵𝗲𝗵 𝗳𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸 page ka
➡️𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗽𝗼𝘀𝘁𝗶𝗴𝗮𝗻
➡️𝗦𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗱a 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗰𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮
FIFA World Cup 2026

waa mid kamid ah Mashariicda shirkada LOL Property oo ay kahirgalisay Dagmada Yaqshid.waa dhameystirka Project ga Istpit...
19/07/2026

waa mid kamid ah Mashariicda shirkada LOL Property oo ay kahirgalisay Dagmada Yaqshid.
waa dhameystirka Project ga Istpitaalka carafaat ( Carafat Hospital )

waa mid kamid ah Mashariicda shirkada LOL Property oo dhawaan xariga lagajaray Dhawan Gobalka waajid waa dhameystirka Pr...
18/07/2026

waa mid kamid ah Mashariicda shirkada LOL Property oo dhawaan xariga lagajaray Dhawan Gobalka waajid
waa dhameystirka Project ga Hormuud Waajid oo ah G+2.

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lol Property Pty Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share