Emaar Construction and Real Estate

Emaar Construction and Real Estate ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ฉ๐ข๐ซ๐ข๐ง๐  ๐๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌ, ๐ฌ๐จ๐ฅ๐ข๐ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ

26/05/2026
26/05/2026

Ciid Wanaagsan Dhamaaan Umada Muslimka Ah Gaar Ahaan Umada Somaliyeed .

Wajiga 2-aad Ee Mashruuca Dhisma Fududeye Ayaa Socda 2026.

Emaar Construction and Real Estate waxay u taagan tahay haqabtirka baahidaada dhismo, iyadoo kuu so kordhisay Mashruuca Dhismo Fududeye oo ah inaad Hormariso 40% Kadibna Laguu Dhiso Gurigada.

Nagala soo Xariir:
Tell: โ€ช+252611110099โ€ฌ |
Email: [email protected] | www.emaar.so
Address: 1st Floor,Office 101, Sultan Business Park, Waberi Road, Mogadishu

23/05/2026

Waxaa meel wanaagsan noo maraya mid kamid ah mashaariicda villa ah ee aan u wadno macaamiisheena.
Mashruucan wuxuu kamid yahay barnaamijka Dhisma Fududeeye ee Emaar Construction and Real Estate , oo ah barnaamij u rumeenaya riyada macaamiisheena isla markaana ka caawinaya helida hanti dhab ah oo waarta.
Adigana haddii aad rabto Dhismo casri ah oo tayo leh,
maanta nala soo xiriir https://wa.me/+252611110099

19/05/2026

Dhismo taya leh k**a bilaabmo darbiyada ee waxa uu ka bilaabmaa ๐’๐„๐“๐“๐ˆ๐๐† ๐Ž๐”๐“ ๐ฌ๐š๐ฑ ๐š๐ก.
Shirkadda Emaar Construction and Real Estate waxay si rasmi ah u fulisay setting out loogu talagalay mid kamid ah mashaaricda casriga ah ee ay dhawaan dhisi doonto.
waxaan mudnaanta kowaad inoo ah tayada, qorshaha saxda ah, iyo hirgelinta mashruuc kasta laga bilaabo tallaabada ugu horreysa ilaa iyo dhammaadka.

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
Tell: +252 611 110099
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐ŸŒ Website: www.emaar.so
๐Ÿ“ Address: 1st Floor, Office 101, Sultan Business Park, Waberi Road, Mogadishu,Somalia.

18/05/2026

Furawareejin Mashruuc Villa ah oo aan u fulinay mid kamid ah macaamiisheena, kaas oo aan ugu dhisnay Mashruuca Dhisma Fududeye. ๐Ÿก
Wajiga 2-aad ee Mashruuca Dhisma Fududeye ayaa si rasmi ah u socda sanadkan 2026.
Emaar Construction and Real Estate waxay u taagan tahay haqabtirka baahidaada dhismo, iyadoo kuu soo kordhisay Mashruuca Dhisma Fududeye oo kuu oggolaanaya inaad hormariso 40% oo keliya, kadibna laguu dhiso gurigaaga si fudud oo qorsheysan.
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
Tell: +252 611 110099
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐ŸŒ Website: www.emaar.so
๐Ÿ“ Address: 1st Floor, Office 101, Sultan Business Park, Waberi Road, Mogadishu, Somalia.

WEโ€™RE HIRING ๐’๐ˆ๐“๐„ ๐„๐๐†๐ˆ๐๐„๐„๐‘Join Emaar  Construction and Real Estate  and become part of a growing team delivering modern ...
16/05/2026

WEโ€™RE HIRING ๐’๐ˆ๐“๐„ ๐„๐๐†๐ˆ๐๐„๐„๐‘

Join Emaar Construction and Real Estate and become part of a growing team delivering modern and sustainable construction projects.

๐Ÿ“Œ KEY RESPONSIBILITIES
โœ… Planning, designing & supervising construction projects
โœ… Conducting site inspections & ensuring safety compliance
โœ… Preparing technical reports & project documentation
โœ… Coordinating with project managers, consultants & subcontractors
โœ… Reviewing drawings, construction methods & site activities
โœ… Monitoring project progress, manpower & materials
โœ… Maintaining accurate site records & reports
โœ… Using AutoCAD, ETABS, SAP & related engineering tools

๐Ÿ“‹ REQUIREMENTS

โœ” Bachelorโ€™s Degree in Civil Engineering or related field
โœ” Minimum 2 years experience as a Site Engineer
โœ” Knowledge of construction materials & structural analysis
โœ” Proficiency in AutoCAD, ETABS, SAP or similar software
โœ” Good English communication and speaking skills
โœ” Strong analytical & problem-solving abilities
โœ” Teamwork and collaboration skills
โœ” Ability to adapt to project schedules & requirements

๐Ÿ“ Position Type: Full-Time Job
๐Ÿ“… Application Deadline: 20/05/2026
๐Ÿ“ง Apply via: [email protected]

Sidii ay waalidkeen inoogu naxariisan jireen yaraanteenii, Alle ha u naxariisto maanta iyo aakhiro. ๐Ÿค
15/05/2026

Sidii ay waalidkeen inoogu naxariisan jireen yaraanteenii, Alle ha u naxariisto maanta iyo aakhiro. ๐Ÿค

Riyada Dhisida & hirgalinta  Gurigaaga Hadda Way Fududahay.๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ž๐ฒ๐ž wuxuu kuu sahlayaa inaad ku bilowd...
14/05/2026

Riyada Dhisida & hirgalinta Gurigaaga Hadda Way Fududahay.
๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ž๐ฒ๐ž wuxuu kuu sahlayaa inaad ku bilowdo gurigaaga qorshe lacag-bixin fudud iyo dhismo tayo sare leh.
Ha Seegin Fursadda weyn oo nagala soo xariir: https://wa.me/+252611110099

12/05/2026

Faahfaahinta Mashruuc Villa Mataano Ah oo aan u fulinay mid kamid ah macaamiisheena, kaas oo aan ugu dhisnay Mashruuca Dhisma Fududeye. ๐Ÿก

Wajiga 2-aad ee Mashruuca Dhisma Fududeye ayaa si rasmi ah u socda sanadkan 2026.

Emaar Construction and Real Estate waxay u taagan tahay haqabtirka baahidaada dhismo, iyadoo kuu soo kordhisay Mashruuca Dhisma Fududeye oo kuu oggolaanaya inaad hormariso 40% oo keliya, kadibna laguu dhiso gurigaaga si fudud oo qorsheysan.

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
Tell: +252 611 110099
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐ŸŒ Website: www.emaar.so
๐Ÿ“ Address: 1st Floor, Office 101, Sultan Business Park, Waberi Road, Mogadishu, Somalia.

10/05/2026

Riyada guriga macmiilkeena hadda waa mid dhab ah.
Waxaan si rasmi ah u fura wareejinay mashruuc villa casri ah oo laba qeyb ka kooban kuna taala xaafada odweyne ee dagmada deyniile.
Gurigan wuxuu ka kooban yahay laba qeybood:
qeybta koowaad oo ka kooban:
2 qol oo master room ah.
1 qol oo fadhi ah.
1 qol Iyo suuli gooni ah.

halka qeybta labaad ay ka kooban:
2 qol oo master room ah.
1 qol oo fadhi ah.
2 qol Iyo suuli gooni ah.

Wajiga 2-aad ee Mashruuca Dhisma Fududeye ayaa si rasmi ah u socda sanadka 2026.
Emaar Construction and Real Estate waxay kuu fududeyneysaa helitaanka guri tayo leh, adigoo hormarinaya 40% kaliya si dhismaha gurigaaga halka 60% aad iska yaryarekarto inta uu socdo dhismaha.

Ha sugin fursaddaada guri lahaansho.

Maanta nala soo xiriir.

๐Ÿ“ž Tell: +252611110099
๐Ÿ“ง [email protected]
๐ŸŒ www.emaar.so
๐Ÿ“ 1st Floor, Office 101, Sultan Business Park, Mogadishu Somalia.

Xarig jar iyo fura wareejin mashruuc  cusub .Waxaa noo suurtagashay dhammeystirka villa ku taalla Degmada Deeyniile, xaa...
06/05/2026

Xarig jar iyo fura wareejin mashruuc cusub .
Waxaa noo suurtagashay dhammeystirka villa ku taalla Degmada Deeyniile, xaafadda Odweyne, oo leh naqshad casri ah iyo dhisme tayo sare leh.

Mashruucan wuxuu ka kooban yahay laba qeybood:

Qeybta koowaad:
4 qol, 2 master room, qol fadhi (living room), iyo qol gooni ah oo leh suuli u gaar ah.

Qeybta labaad:
5 qol, 2 master room, qol fadhi, jiko, iyo 2 qol gooni ah oo leh suuli.

Guud ahaan mashruucan wuxuu qeyb ka yahay barnaamijkeena โ€œDhismaha Fududeeyeโ€ โ€“ wajigiisa labaad, kaas oo ujeedkiisu yahay in macaamiisha loo fududeeyo helitaanka guri casri ah oo tayo leh.

Haddii aad leedahay dhul ama aad qorsheyneyso inaad guri dhisato,
Emaar Construction & Real Estate waa lammaanahaaga dhismaha iyo fududeynta gurigaaga mustaqbalka.

Nagala soo xiriir maanta: https://wa.me/252611110099

Address

1st Floor, Office 101, Sultan Business Park , Wabero Road, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Telephone

+252611110099

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Emaar Construction and Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Emaar Construction and Real Estate:

Share