05/07/2025
Mashruucaagu, Wuxuu u qalmaa Daryeel heer sare ah.
Ku soo dhawoow Belkast Development, Aragti cusub oo gundhig u noqon doonta Sida ay udhisano Mustqablkeena, Hab ka duwan sidii h**e, mid ay sal uy
Ku soo dhawoow Belkast Development, Halgan cusub oo gundhig u noqon doona sida ay horumarino mashaariic deena dhismaha.
Hab ka duwan sidii h**e, aragti cusub, mid ay sal u yihiin kalsooni aan jabin, is-faham daah-furan iyo daryeel dhab ah.
Waan u riyaaqsanahay Mashaariicda aan kula hergelin doono, waayo adiga ayaa saldhig u ah sheekadeenna.