Liverpool Somali Fans

Liverpool Somali Fans كل نفس ذائقة الموت geeridu waa xaq

Maanta waxaan arki doonaa ciyaarta ugu horreysa ee Premier League lagu ciyaaro garoonka cusub ee Everton, Hil Dickinson,...
24/08/2025

Maanta waxaan arki doonaa ciyaarta ugu horreysa ee Premier League lagu ciyaaro garoonka cusub ee Everton, Hil Dickinson, dhexdiisa Toffees iyo Brighton ✅🏟

📊🏴 | Ciyaartoyda ugu da’da yar ee ka soo muuqday Premier League:— 15 sano iyo 181 maalmood - Ethan Nwaneri.— 15 sano iyo...
23/08/2025

📊🏴 | Ciyaartoyda ugu da’da yar ee ka soo muuqday Premier League:

— 15 sano iyo 181 maalmood - Ethan Nwaneri.
— 15 sano iyo 235 maalmood - Max Doman.
— 15 sano iyo 271 maalmood - Jérémy Monga.

🚨🚨 Rasmi — Taariikhi 🚨🚨Tottenham ayaa noqatay kooxda ugu badan ee guulo ka gaarta Pep Guardiola taariikhdiisa tababarnim...
23/08/2025

🚨🚨 Rasmi — Taariikhi 🚨🚨

Tottenham ayaa noqatay kooxda ugu badan ee guulo ka gaarta Pep Guardiola taariikhdiisa tababarnimo, iyagoo barbaro kula jira Liverpool — 10 jeer.

🚨⤵️ Shaxda rasmiga ah:⚽️ Arsenal 🆚 Leeds United ⚽️Gyokeres, Saka, Madueke, Calafiori, Timber, iyo Pero ✔️ waa safka h**e...
23/08/2025

🚨⤵️ Shaxda rasmiga ah:

⚽️ Arsenal 🆚 Leeds United ⚽️

Gyokeres, Saka, Madueke, Calafiori, Timber, iyo Pero ✔️ waa safka h**e.

Martinelli, Trossard, iyo Scaley ❌ kursiga keydka.

White iyo Havertz ❌ gabi ahaanba ka maqan liiska.

11/11/2021

Kilian mbape ayaa la sheegaya inuu xagaagan soo socda si free ya ugu biirayo koxda kubada cagta ee Liverpool asagoo Raba inuu ka hoos ciyaaro macalin klopp 💖 hadaba taageere ka warn hadii uu ninkan kooxda imaado ma soo dhaweyn laheyd ❓🙈💖

Liverpool Fanz ❤👊

Address

26 June
Mogadishu
44444

Telephone

+252636736622

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liverpool Somali Fans:

Share