02/02/2026
5/Feb/2026 waxaa furmi doona Kiron round verification.
Wareeggan mudnaanta waxaa la siiyay 3 dal oo ay ku jirto Somalia ๐ธ๐ด
โก First Come โ First Served
Sida loo soo kala h**eeyay ayaa loo kala qaadnayaa gacantaada fududeey hadii h**e aadan isku diiwaan galin isdiiwaan gali ka dibna diyaarso documents kaaga ka hor 5ta February
๐