22/09/2026
Fursad shaqo oo deg deg ah
ILAYS PSS SCHOOL
Boos macalim nimo oo banaan
Waxaa naga banaan macalim
XISAAB oo 5 maalin ah
Shuruudaha
1 inuu takhasus yahay
2 kusoo shaqeeyay ugu yaraan 3 sano
3 kuwanaagsan yahay maamulka fasalka
Iskuulku wuxuu kuyaalaa
Deg.Deyniile gaar ahaan GUBTA,CIISE CABDI
Wixii intaa dheer KU DIR CODSIGA SHAQO 615199821
Macalimiinta soomaaliyeed