Dalkab Construction

Dalkab Construction Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalkab Construction, Construction Company, Mogadishu.

19/10/2024

Shirked dalkab construction waxa idin dhiseysaa guriyo si casri loo dhigay G+5 laga hir galiye degmada howlwadag

29/08/2024

Guri si casri ah loo dhisay lona qalabeeye Waa guri dhax ka dhis ah cabirkiisu yahey 20X20 oo aan kahirgeliney degmada garasbaaley Kana kooban living room, master room, single bedroom , jiko suuliyal, Qol wardiye iyo Mel nasiino Dalkab construction company waxa ay nigu soo dhaweenesa waxa tayo leh iyo howlnadiif ah Waxii fahfahin ah kala so xariir 615883200

05/08/2022
Dayactirka dhismayaasna waa qeyb kamid ah shaqooyinka aan qabano, gurigaan wuxuu ku yaala Madiino. (SAWIRO Dayactirka ka...
06/12/2021

Dayactirka dhismayaasna waa qeyb kamid ah shaqooyinka aan qabano, gurigaan wuxuu ku yaala Madiino. (SAWIRO Dayactirka ka hor ah iyo Kadib)

Dalkab Construction ugu imow dhismo qurxoon, tayo leh iyo qiimo jaban oo wada socda.

Gurigaan waxaan ka dhisnay xaafada Oodweyne Ee Degmada Dayniile.Dalkab Construction ugu imow dhismo qurxoon, tayo leh iy...
06/12/2021

Gurigaan waxaan ka dhisnay xaafada Oodweyne Ee Degmada Dayniile.

Dalkab Construction ugu imow dhismo qurxoon, tayo leh iyo qiimo jaban oo wada socda.

Dalkab Construction Tayo iyo qiimo jaban hakuugu dhisto gurigaaga.Dhismahaan waa Bakaaro, Howlwadag
05/12/2021

Dalkab Construction Tayo iyo qiimo jaban hakuugu dhisto gurigaaga.

Dhismahaan waa Bakaaro, Howlwadag

Dalkab Construction
01/03/2021

Dalkab Construction

22/12/2020

Ku soo dhawaada Dalkab Construction

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalkab Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share