03/12/2020
Waa midkamid ah mashruuc dhismo Guri Villa ah ay ka hirgelisay shirkada Construction magaalada Mogdishu qaas ahan
Degmada_Hurwaay ,
Waa guri Villa ah 15m×20m kana kooban
1: 4 Qol jiif
2: 1 Qol fadhi
3: 2 Musqol
4: 1 Jiko
5: Barando
6: parking
Mudane / Marwo usodono adeeg
Dhismo oo tayo iyo qurux leh kuna cajabgaliyo
📞+252615237003