Naafic Construction Company

Naafic Construction Company NAGA FILO IN KA BADAN RIYADAADA

๐Ÿ—๏ธ NAAFIC CONSTRUCTION COMPANYDhismaha, Qurxinta & Dhammeystirka โ€” Hal Meel.Naafic Construction Company waxay ku takhasu...
14/08/2026

๐Ÿ—๏ธ NAAFIC CONSTRUCTION COMPANY

Dhismaha, Qurxinta & Dhammeystirka โ€” Hal Meel.

Naafic Construction Company waxay ku takhasustay dhismaha, naqshadeynta, qurxinta gudaha iyo dhammeystirka mashaariicda kala duwan.

Waxaan ku dadaalnaa inaan macaamiisheena siino shaqo tayo leh, naqshad casri ah, qurux iyo qiimo la awoodi karo.

Haddii aad qorsheynayso guri, xafiis, xarun ama mashruuc kale,
adigana waan kuu qaban karnaa.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta:
+252 619 011420 | +252 619 862005 | +252 629 862005

Email : ๐Ÿ“ง [email protected]

๐Ÿ“Location: Trepiano, Behind Dahabshiil HQ Building, Waberi District, Mogadishu, Somalia.

Naafic Construction Company โ€” Tayo, Qurux & Kalsooni.

06/08/2026

๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐’๐š๐ญ๐ข๐ฌ๐Ÿ๐š๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ฌ ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ (๐๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š๐š๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ž๐ž๐ง๐š)

Farxadda iyo Qanacsanaanta macaamiilkeena waxay nagu abuureysaa dhiirigelin iyo inaan mar walba gaarsiino ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ฅ๐ž๐ก, ๐๐š๐ช๐ฌ๐ก๐š๐ ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก, ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จ oo qurux iyo Tayo isku darsatay.

Mahadsanidiin Asal Hair & Skin Clinic Kalsoonida aad na siiseen iyo amaanada aad nagu aamintiin waxayna taas idiin dhalisay Quruxda aad ku naalooneysaan.

Naafic Construction Company Waxay marwalba u taagan tahay Shaqo Tayo leh, Qurux u saaxiib ah iyo qiimo la awoodi karo.

๐๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
๐๐ก๐จ๐ง๐ž ๐จ๐ซ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ :+252 619 011420 / +252 619 862005 / +252 629 862005
๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: [email protected]
๐‹๐จ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: Trepiono Behind Dahabshiil HQ Building, Waberi District Mogadishu Somalia.

01/08/2026
Waxaan kuugu Shaqeyneynaa Wadajir inagoo mudnaanta siineyna Qanaacadaada. Naafic Construction Company+252 619862005 +252...
16/07/2026

Waxaan kuugu Shaqeyneynaa Wadajir inagoo mudnaanta siineyna Qanaacadaada.

Naafic Construction Company
+252 619862005
+252 629862005
+252 619 011420

Asal Hair & Skin Clinic Dermatology Section ... Waxaa Farxad Inoo ah inaan Kala Shaqeynaya Qurxinta Gudaha Interior Desi...
10/07/2026

Asal Hair & Skin Clinic Dermatology Section ...

Waxaa Farxad Inoo ah inaan Kala Shaqeynaya Qurxinta Gudaha Interior Design Xarunta Caafimaad ee Casriga ah Asal hair and Skin Clinic>

Shirkadda Naafic Construction Company Marwalba waxa ay heegan Ugu jirtaa qurxinta iyo dhismaha dalkeeda waana Halka Riyadaada ka dhigi karta Run muuqata

Kalsooni, Daacadnimo, Aqoon iyo Xirfadeeda oo qiimo La awoodi karo leh waa Sifooyinka Gaarka ay u leedahay Shirkadda Naafic.

+252 619 011420 / +252 619 862005 / +252 629 862005

19/06/2026

Shirkadda Naafic Construction Company Qeybteeda INTERIOR DESIGN-ka waxay ay idiin qabanaeysaa sidoo kale Jikooyinka Casriga ah (Modern home Kitchen) taasi oo leh Baahiyaha looga baahnaa oo idil sidoo kalana la Jaanqaadrysa Naqshadaha Caalamiga ahโ€ฆ Modern Standard Design.

+252 619 011420/ +252 619 862005
[email protected]

Ciid WanaagsanDhamaan bulshada muslimka ah gaar ahaan bulshadeena Soomaaliyeed waxaan idin Leenahay bahda naafic oo isku...
27/05/2026

Ciid Wanaagsan

Dhamaan bulshada muslimka ah gaar ahaan bulshadeena Soomaaliyeed waxaan idin Leenahay bahda naafic oo isku duuban Ciid wanaagsan

Sanadkan Ka xiga Alle ha inagu Gaarsiiyo Bashbash iyo Barwaaqo.

23/05/2026

Naafic Construction Company

Address

Maka Almukarama
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:30
Tuesday 08:00 - 16:30
Wednesday 08:00 - 16:30
Thursday 08:00 - 16:30
Saturday 08:00 - 16:30
Sunday 08:00 - 16:30

Telephone

+252619011420

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naafic Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naafic Construction Company:

Shortcuts

Share