Sanca Bowys

Sanca Bowys comandy bowys markasto hala arko

13/04/2023
04/04/2023

Xaqiida saxda ah ee somalia

22/03/2023
15/03/2023

( GUUSHU WAA SHEYAAL BADAN OO LA ISKU GEEYAY, HAL SHEY KALIGIIS LAGUMA GAARO GUUL BALSE HALKAAS SHEEG WUKU DHAWEEYAA GUUSHA)

habsiinta (laab gelinta) waxey kor u qadaa dareen kaga
Waxeyna hoos u dhigtaa CARADA CIILKA WALWALKA iyo wx kle o badan, dhecaan farxadeed (Dopamine) ayaa lga soo dayaa maskaxda, markaa laabta gelisid ama oo si wanagsan u gacan qaadid qof (salaamtid) tan waxee ka dhigtaa mid dareema wanaag iyo farxad sidaa daraadeda laabta geli xaaskga ugu yaraan malinti 1jeer ama ayada laabta haku geliso,

FG: qofta aa shukansaneysid jcylka idinka dhaxeeyo laabta geli ma aha shaqa iskuma lahidiin taas😁

Tan kle wxaa jira lamaane yaal aan malintii oo dhan 1mr xitaa hab isasiinin hala yaabin wala arkaa lamaaneyaal aana hab isasiin mr weliba

Halku dhigeenu waa " DHIS NOLOL DAREEN, MASKAX, AWOOD LEH SI AAN U HANANO GUUL DHADHAN LEH OO AAN MUDO RAADINEYNE"

28/07/2020

Soo qawo madaxweyno isku qabiil tihiin
Me shiiq shariif

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanca Bowys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share