Timir Engineering Consultancy

Timir Engineering Consultancy Engineering Services

We are currently seeking qualified and motivated engineers to join our growing team. If you are passionate about innovat...
14/08/2025

We are currently seeking qualified and motivated engineers to join our growing team. If you are passionate about innovation and excellence in engineering, we encourage you to apply.

๐Ÿ“ฉ To Apply:
Please submit your complete application via email to [email protected]
(This address is also listed on our official Facebook profile.)

๐Ÿ“„ Your application should include:

An up-to-date Curriculum Vitae (CV)

A recent personal photo

Copies of relevant academic and professional certificates

A portfolio or summary of projects you have previously worked on

We appreciate your interest and look forward to reviewing your credentials.

Shaqo Dheer Kadib, Designkan Quruxda badan ba usameenay macmiilkena  Modern Construction Co.
31/05/2025

Shaqo Dheer Kadib, Designkan Quruxda badan ba usameenay macmiilkena Modern Construction Co.

Autodesk Revit CourseArchitectural SoftwaresStart date : 09 / 12 / 2023End date  :  31 / 12 / 2023Qiimaha Courska: 50 US...
19/08/2023

Autodesk Revit Course
Architectural Softwares
Start date : 09 / 12 / 2023
End date : 31 / 12 / 2023
Qiimaha Courska: 50 USD.
Online Course
=================
Faa'iidooyinka:
1) Tababar wax ku ool ah.
2) khubaro Autodesk kadiiwangishan.
3) Naqshadeynta Villa VIP.
4) 2D iyo 3D Designing.
5) Interior and Exterior Designing.
6) Rendering The Villa.
7) 50 saacadood oo tababar ah.
8) Shahaado Tawbareed.
=================
Ku Socoto:
โ€ข Ardayda dhigata jaamacadaha iyo kulliyadaha
Injineerinka iyo naqshadeeyayaasha.
Iyo qofwalba oo daneenayo inu Naqshadeyta Barto.
=================
Waa maxay Revit?
Barnaamijka Revit, waa barnaamij ay sosaartay shirkada Autodesk wana kan ugu muhiimsan softwareda BIM(Building Information Modelling) waxaana lo isticmaala Naqshadeynta dhisma kasta iyado lagumuujinayo 2D iyo 3D, Waxaana kudhax diyaarsan : darbiyada, albaabada, daaqadaha, tiirarka, Furnitures, iyo wixii la mid ah. Dhammaan waxyaalahan waxaa lagu sawiray 3D.
=================
Nuxurka Koorsada kubaraneyso:
- Grids
- Levels
- Revit Tools
- Elevations and Sections
- Permanent and Temporary Dimensions
- 2D and 3D layouts
- Architectural Designing
- Revit Families Creation
- Quick Access Toolbar & Options
- Project Browser, Settings & Properties
- Screen, Ribbon & Context Ribbons
- Walls
- Doors & windows
- Floors & Roof
- Openings & Stairs
- Sweeps
- Rooms & Tags
- Schedules & Quantity Estimates
- Sheets
- Rendering
- Export & Print
=================

Other Courses
+Etabs and Safe (Structural Designing)
+Project Management P6
+AutoCad
+Manual Design

Si aad isku diiwangeliso
Kuso biir whatsapp groupkan:

WhatsApp Group Invite

Timir Construction New Era!Shirkadu Waxay ku diyaarisay Engineero Ajaanib iyo Somali Professionals Ah.TimirConstruction ...
04/06/2023

Timir Construction New Era!

Shirkadu Waxay ku diyaarisay Engineero Ajaanib iyo Somali Professionals Ah.

TimirConstruction Tayo Wanaag kudooro Macaamiil.

We will Build the New Somalia Insha Allah!

TimirConstruction waxay ka caawineysa macaamiil:-> Naqshadeynta,Qorshaynta, hagida, fulinta hawlaha dhismaha goobta, qoo...
04/05/2023

TimirConstruction waxay ka caawineysa macaamiil:-

> Naqshadeynta,Qorshaynta, hagida, fulinta hawlaha dhismaha goobta, qoondaynta agabka, qiyaasida miisaaniyada, dukumentiyada,Korjoogteynta goobta iyo kormeerka dhammaan shaqooyinka Dhismaha iyo rakibaadda.
> Ilaalinta iyo raacitaanka shuruudaha dhismaha iyo badbaadada, sida xeerarka badbaadada, nidaamyada oggolaanshaha shaqada, iyo xeerarka kale.

> Warbixinta billaha iyo toddobaadlaha ah ee horumarka shaqada iyo agabka IWM.

ยค {Dhismahan Cusub ee Albakri Tower G+9, Mogadishu,Somalia.
-G+1stFloor+2ndFloor= Business stores and Hypermarket.
-3rd Floor-9th Floor = Apartments}.

Macaamil TimirConstruction ka Dhiso.

Architectural designStructural designPEM designFE&Manual designContract and constructionDhiso qasrigaada.
17/03/2023

Architectural design
Structural design
PEM design
FE&Manual design
Contract and construction

Dhiso qasrigaada.

Timir Construction Nashqadas iyo in bdn oo idin cajabisa walaidin hayaa.
06/03/2023

Timir Construction
Nashqadas iyo in bdn oo idin cajabisa walaidin hayaa.

19/07/2022

TIMIR CONSTRUCTION.

SHIRKADA DHISMAHA EE TIMIR KADOONO NAQSHADEYN CAJIIB AH!

GACMO FURAN KUSO DHAWOOW MACAAMIIL.

Timir Engineering Consultancy (TEC), waxay Noqotay shirkada Ugu Naqshadeynta qurxoon dalka. Waxayna kahowl gashaa Mogadi...
16/06/2022

Timir Engineering Consultancy (TEC), waxay Noqotay shirkada Ugu Naqshadeynta qurxoon dalka. Waxayna kahowl gashaa Mogadishu,Hargeisa,Kismaayo iyo dhamaan wadanka magaaloyinkiisa.

Shirkadu waxay Naqshadeysaa,qiimeysaa, dhistaa dhamaan noocyada kala duwan ee dhismaha sida Guryaha Villada iyo Apartments ka, Hotelada, Isbitaalada, dabaqyada aadka udhaadheer IWM.

Timir Engineering Consultancy ugu imaan latalin dhanka dhismaha ah, iyo Engineero somali iyo sudanese isugu jiraan khibrad weyn na uleh mashaaricda waaweyn,
TEC sidokale ugu imow dhismo best quality leh iyo qiima kuraali galiya. Unadhiibo Naqshadeynta iyo Dhisida Dhismahaada.

Mahadsanid macamiil.

27/05/2022

Another Level of decorations!

Address

Taleex
Mogadishu
11111

Telephone

+252610854193

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Timir Engineering Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Timir Engineering Consultancy:

Share