Hammi Engineering & Contracting Co.

Hammi Engineering & Contracting Co. Founded in 2018, Hammi Engineering & Contracting Co. is respected and StartUp construction firm. visit: www.hecco.so

New Bungalow.From shaded to Reality. .
28/03/2025

New Bungalow.
From shaded to Reality.
.

๐๐ข๐  ๐๐ž๐ฐ๐ฌ ๐Ÿ—ฃ๐๐ž๐ฐ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž ๐€๐ฏ๐š๐ข๐ฅ๐š๐›๐ฅ๐ž.Waxaan bulshada usoo kordhinay adeega hubinta Awooda iyo culeyska uu guriga qaadi karo, ...
10/02/2024

๐๐ข๐  ๐๐ž๐ฐ๐ฌ ๐Ÿ—ฃ
๐๐ž๐ฐ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž ๐€๐ฏ๐š๐ข๐ฅ๐š๐›๐ฅ๐ž.

Waxaan bulshada usoo kordhinay adeega hubinta Awooda iyo culeyska uu guriga qaadi karo, iyo Cimriga guriga iyadoo la adeegsanayo qalabka loo yaqaano "๐‘๐ž๐›๐จ๐ฎ๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐ซ๐ž๐ญ๐ž ๐“๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐  ๐‡๐š๐ฆ๐ฆ๐ž๐ซ"

Hadaba Qofki doonaya in aan u qabano adregaas hanagala soo xiriiro.

WhatsApp: 0616005232.

๐๐ž๐ฐ ๐Œ๐จ๐๐ž๐ซ๐ง ๐๐ฎ๐ง๐ ๐š๐ฅ๐จ๐ฐ.Waxan Macaamiisheena u dhiseynaa guryo Cusub oo Naqshadooda aan horay dalka loogu arag.Waxaad nagala...
18/01/2024

๐๐ž๐ฐ ๐Œ๐จ๐๐ž๐ซ๐ง ๐๐ฎ๐ง๐ ๐š๐ฅ๐จ๐ฐ.

Waxan Macaamiisheena u dhiseynaa guryo Cusub oo Naqshadooda aan horay dalka loogu arag.

Waxaad nagala soo xiriir kartaa.
WhatsApp: 0616005232.

17/01/2024

๐‘๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‘๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง๐š.
Waxaan idinkugu adeegeynaa si hufan, howlkarnimo leh, Amanana leh.

Hammi Engineering & Contracting Co.
Hanad Abdisalam Isak

05/01/2024

๐’๐š๐ง๐š๐ ๐–๐š๐ง๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’.
๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.

Dhammaan Macaamisheena Waxan ugu bishareyneyna 2024 in aan ula diyar nahay Howl hufan, Qiimo Macquul ah iyo Dadaal dheeri ah.

Hadaba Wixii faahfahina kala soo xiriir.
WhatsApp: 61 6005232 ama 0615374213.

๐๐ž๐ฐ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐ž๐.Waxan ka shaqa bilownay Guri G+1 ah waxana Alle ka rajeyneyna si Qurxoon oo Nabad ah in uu noogu dha...
04/12/2023

๐๐ž๐ฐ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐ž๐.
Waxan ka shaqa bilownay Guri G+1 ah waxana Alle ka rajeyneyna si Qurxoon oo Nabad ah in uu noogu dhameeyo.

Macamishena kale waxan ula diyaar nahay Adrrg hufan iyo Amaano gudasho.

๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐จ ๐–๐š๐ง๐š๐ ๐ฌ๐š๐งDhammaan Macaamiisha iyo Akhyaarta ku xiran Page keena waxanu leenahay Jimco WanagsanDambigeena Alle ha dh...
01/12/2023

๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐จ ๐–๐š๐ง๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง
Dhammaan Macaamiisha iyo Akhyaarta ku xiran Page keena waxanu leenahay Jimco Wanagsan
Dambigeena Alle ha dhaafo.

๐‡๐ฎ๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š.Waxaan Ku qabaneyna Shaqada Cabirka  Sahminta, iyo Hubinta Cabirka Dhulalka ay lumeen dukumintiya...
02/11/2023

๐‡๐ฎ๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐š.
Waxaan Ku qabaneyna Shaqada Cabirka Sahminta, iyo Hubinta Cabirka Dhulalka ay lumeen dukumintiyadooda.
Hadaba hadii aad howlahaas u baahato fadlan nala soo xiriir.
WhatsApp: 61 6005232

๐–๐ž ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐‚๐ก๐จ๐ข๐œ๐ž - ๐ƒ๐จ๐จ๐ช๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š.Macmiil waxan diyaar kula nahay dooqaga guri ah, Naqsahd kasta diyar ayan k...
30/10/2023

๐–๐ž ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐‚๐ก๐จ๐ข๐œ๐ž - ๐ƒ๐จ๐จ๐ช๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š.
Macmiil waxan diyaar kula nahay dooqaga guri ah, Naqsahd kasta diyar ayan kula nahay.
Cabir Kaata iyo Ceyn Kaata ayan diyar kula nahay.
WhatsApp: 61 6005232

๐–๐ž ๐š๐ซ๐ž ๐ก๐ข๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ŸฆบWaxaan usoo bandhigeynaa injineerad daneynaya boos shaqo oo naga banan kaas oo ah "๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ข๐ญ๐ž ๐„๐ง๐ ๐ข...
24/10/2023

๐–๐ž ๐š๐ซ๐ž ๐ก๐ข๐ซ๐ข๐ง๐  ๐Ÿฆบ
Waxaan usoo bandhigeynaa injineerad daneynaya boos shaqo oo naga banan kaas oo ah "๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ข๐ญ๐ž ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ".

Waxyabaha laga doonayo si uu u codsado booskaan shaqo qofka musharaxa u ah.
1๏ธโƒฃ Waa in uu Codsi shaqo "CV" soo gudbiyo.
2๏ธโƒฃ Waa in uu haysto shahadada darajada 1-aad "Bachelor of Civil/Construction engineering". Soona gudbiyo iyada iyo Tranacript ga.
3๏ธโƒฃ. Waa in uu ugu yaraan 2 sano Khibrad Shaqo leeyahay.
4๏ธโƒฃ Waa in uu ku wanagsan yahay ku hadalka Afka Soomaliga iyo Ingiriiska.
5๏ธโƒฃ Waa in uu si wanagsan u Yaqano erayada shaqalaha ku wada xiriraan "Construction Terminology".
6๏ธโƒฃ Waa in uu si wanagsan u yaqano Diyaarinta warbixinada "Construction Reports".
7๏ธโƒฃWaa in uu si wanagsan u yaqaano Akhrinta Naqshada Dhismaha.

๐ƒ๐ž๐š๐๐ฅ๐ข๐ง๐ž: ๐Ÿ๐ŸŽ/๐Ÿ๐Ÿ/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘.

Hadaba hadii aad shurudahaas dhammaan buuxin karto fadlan kusoo hagaaji dukumintiyadada.
Email: [email protected]
Website: www.hecco.so

09/10/2023

๐•๐ข๐ฌ๐ข ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐–๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž.
Waxaad Macluumad kasta oo nagu saabsan kaga bogan kartaa Macmiil "Client" mareegteena "Website" keena.
Www.hecco.so
Wixii faahfaahin dheeri ah.
WhatsApp: 61 6005232

05/10/2023

๐“๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐œ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ข ๐Ÿ• ๐๐จ๐ฅ ๐š๐ก.
Hadii aad haysato dhul cabirkisa yahay ( 13 * 13 - 15 * 20 - 20 * 20 - 15 * 15 ama 20 * 20) waxan kaga dhisi karnaa gurigan Qurxoon oo Raqiiskana ah.
Hadaba wixi faahfaahin ah nagala soo xiriir.
WhatsApp: +252615374213.
Website: www.hecco.so

Address

Wadada Wadnaha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252616005232

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hammi Engineering & Contracting Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hammi Engineering & Contracting Co.:

Share