Somali Engineering Expo

Somali Engineering Expo bandhiga injineeriyadda somaaliya

08/07/2026

Dib Inala daawo qudbadaaha qeyb kamid ah wasiiradii iyo masuuliyiintii matalaysay shirkadihii ka qeybta ahaa taabagaliyaasha bandhiga - ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ
Dhawaan filo Somali Engineering Expo 2026!
Bandhig ka weyn, fursado badan, iyo hal-abuur cusub ayaa ka qeyb ah.




๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Ÿ”๐Ÿ”๐’๐š๐ง๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ”๐ŸŽ ๐ค๐ข๐ขBahda Somali Engineering Expo waxay hambalyo iyo bogaadin u dir...
30/06/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Ÿ”๐Ÿ”๐’๐š๐ง๐จ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ”๐ŸŽ ๐ค๐ข๐ข

Bahda Somali Engineering Expo waxay hambalyo iyo bogaadin u direyaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibadda, munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo oo ah maalinta xornimadda iyo shacbka Soomaaliya taas oo horseedday dhismaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed sanadkii 1960-kii.

1-da Luulyo waa maalin xusuus qaran leh oo aynu dib ugu milicsanno halgankii naf-hurnimo ee ay sameeyeen halyeyadii Soomaaliyeed.
Umadda Soomaaliyeed waxaan u rajaynaynaa nabad waarta, horumar, iyo midnimo, mustaqbal ay qeybka yihiin aqoonyahanada, hal-abuurka, iyo injineeriyadda.

Hambalyo 1-da Luulyo 1960
Soomaaliya Ha Noolaato.




See less

28/06/2026

๐——๐—ถ๐—ฏ ๐˜‚ ๐— ๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐˜€๐—ผ- ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—˜๐˜…๐—ฝ๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ

Somali Engineering Expo 2025 wuxuu ahaa madal kulmisay bahda injineeriyadda Soomaaliyeed, iyadoo ay ka soo qaybgaleen:

Shirkadaha ka shaqeeya dhammaan qaybaha injineeriyadda.
Ururrada iyo hay'adaha injineeriyadda
Jaamacadaha iyo xarumaha waxbarashada.
Injineerro xirfadlayaal ah iyo hal-abuurayaal Soomaaliyeed.
Hay'adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay
Bulshada daneeysa horumarka injineeriyadda iyo kaabeyaasha dalka

Bandhiggu wuxuu dhiirrigeliyay wada-shaqeyn, hal-abuur, isdhaafsi aqoon, iyo soo bandhigista waxqabadka iyo abaalmarinta shirkadaha ku sahaqeeya injineeriyadda.

Dhawaan filo Somali Engineering Expo 2026!

Bandhig ka weyn, fursado badan, iyo hal-abuur cusub ayaa ka qeyb ah.





Hambalyo munaasabadda 26-ka JuunMaamulka, bahda Somali Engineering Expo waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan s...
26/06/2026

Hambalyo munaasabadda 26-ka Juun

Maamulka, bahda Somali Engineering Expo waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhamaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 66 sano-guurada 26-ka June,

26-ka June waa maalin taariikhi ah oo xambaarsan halgan, geesinimo iyo waddaniyad, waana xusuus qiimo weyn u leh dhismaha qarannimada Soomaaliyeed.

Waxaan u rajaynaynaa ummadda Soomaaliyeed nabad, midnimo, horumar iyo barwaaqo. Sidoo kale, waxaan boorinaynaa doorka injineerada ay ku leeyihiin dhismaha iyo mustaqbal ka ifaya oo ku talaabsaneya dalkeena Soomaaliya.



Dhamaan umadda islaamka, gaarahaan somaaliyeed iyo bahada Injineeriyadda waxaan ugu hambalyeynaynaa cursasha sanadka cus...
16/06/2026

Dhamaan umadda islaamka, gaarahaan somaaliyeed iyo bahada Injineeriyadda waxaan ugu hambalyeynaynaa cursasha sanadka cusub ee 1448H.

Bahada somali Engineering Expo waxay aฤบlah ugu barayayaan guud ahaan umadda islaamka iyo umadda Soomaaliyeed in uu sanadkan inooga dhigo sanad barwaaqo iyo baraara.



Maamulka Somali Engineering Expo waxay  guud ahaan umadda Muslimiinta iyo gaara ahan umadda somaaliyeed , bahda injineer...
26/05/2026

Maamulka Somali Engineering Expo waxay guud ahaan umadda Muslimiinta iyo gaara ahan umadda somaaliyeed , bahda injineeriyadda ugu hambalyenaynaa munaasabadda ciidul adxa , Samo kuwada ciiida

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป



๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ปMaamulka Somali Engineering Expo waxay  guud ahaan umadda Muslimiinta iyo gaara ahan umadda somaaliyeed , ...
19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป

Maamulka Somali Engineering Expo waxay guud ahaan umadda Muslimiinta iyo gaara ahan umadda somaaliyeed , bahda injineeriyadda ugu hambalyenaynaa curashada munaasabadda ciidul fidriga , allah inaga aqbalo acmaashii wanaagsanaa ay soo gudanay bisha ramadan.
Farxad iyo Nabad kuwada ciiida



Waxaan si guud ummadda muslimiinta, gaarahaan umadda Soomaaliyeed iyo bahda injineeriyadda ugu hambalyaynaynaa bilashada...
17/02/2026

Waxaan si guud ummadda muslimiinta, gaarahaan umadda Soomaaliyeed iyo bahda injineeriyadda ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Soonqaad Wanaagsan


๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐„๐ฑ๐ฉ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Waxaa sharaf weyn innoo ah inaan shaacino Bandhiga Injineeriyadda Soomaaliya ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ‘๐š๐š๐ o...
29/01/2026

๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐„๐ฑ๐ฉ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
Waxaa sharaf weyn innoo ah inaan shaacino Bandhiga Injineeriyadda Soomaaliya ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ‘๐š๐š๐ oo aanku qabaneyno magaalada muqdisho
Bandhiga injineeriydda Soomaaliya waxaa ka soo qeyb gali doono Shirkadaha injeeriyadda ku Shaqeeya, bahda waxbarashada,qubarada injineeriyadda iyo bulshdda qeybaheeda kala duwan

๐ƒ๐‡๐€๐–๐€๐€๐ ๐…๐ˆ๐‹๐‹๐Ž ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ ๐„๐๐†๐ˆ๐๐„๐„๐‘๐ˆ๐๐† ๐„๐—๐๐Ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Wixi Faahfaahin ah kala xiriir
[email protected]
+252-612699488/618238864



Address

Taleex Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Engineering Expo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Engineering Expo:

Shortcuts

Share