Hijra Construction Company

Hijra Construction Company macmiil ku soo dhowow page keena facebooga fadlan like saar .

Waa Midkamida Naqshadaha Aan U sameynay Macamisheena,Gurigaan Oo Ka kooban Guri G+1 Ah Qeyta hoose Oo Ka kooban 6Qol  oo...
22/10/2023

Waa Midkamida Naqshadaha Aan U sameynay Macamisheena,
Gurigaan Oo Ka kooban Guri G+1 Ah Qeyta hoose Oo Ka kooban 6Qol oo Mid kamida ah uu fadhi yahay 3Musqulood Kushiish Store varranda iyo Parking waasac ah, Qeyta Kore Iyaduna Waxay Ka Kooban Tahay 2 Apparments Mid Waliba Waxay Leedahay 3Qol oo Mid kamida uu Master Room Yahay 2 musqulood kushiin store Iyo 2balkon Qeybtiiba.
Hadaba macamil Hadii Aad Daneyneyso In Laguu Naqshadeeyo Ama Laguu Fuliyo Dhismo Qurux Bdn Tayo Sare Leh Qiimo Jaban Fadlan Nagala Soo Xiriir Nomberada Hoose👇👇👇👇
+252610734658/+2526770520581

15/10/2023
Jumca mubarak
13/10/2023

Jumca mubarak

26/02/2023
26/02/2023

Waa bilowga Project cusub oo Bacweyne G+1 ah oo ey bilowday shirkada Macarifa Engineering and Construction Company.
Gurigaan Waxaa laga dhisayaa dabaq 1 biyaano ah ama G+1.
Waxa uu kuyaalaa magaalada mugadisho degmada warta nabda gaar ahaan xaafada Xirta sh.ali suufi.
Macarifa Engineering and Construction Company.
Waxay ogaysinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villada, bacweynaha Naqshadaynta iyo Qimaynta Guryaha oo la idinku samaynayo Naqshad casriya Tayasare leh iyo Qimayn Idin Raaligalisa. Macamiil Nagala soxirir
Tell: 0619950066 / 5501208 / 770520581 Email: [email protected]

11/02/2023

Welcome to Hijra Construction Company

Address

Deg, Holwadag, Bakaaro
Mogadishu
25261

Telephone

+252770520581

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hijra Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hijra Construction Company:

Share