Qandac General Services Ltd

Qandac General Services Ltd Qandac General Services Ltd. is among the leading Construction, and General Supplies in Somalia for several years.

has provided support and services to all major industries, contractors, and traders in the region. The Company aimed to meet the growing needs of the general services, and related consulting services are done in the country. The goal is to design and build a state of availability for general services while minimizing the involved costs by mobilizing local resources and employing innovative, indige

nous ideas and sound personnel thinking. Mission :

To give personalized, professional, and best quality approved services and goods with integrity, honesty, and fairness at the most competitive price, one of Somalia's leading services & supplies firms. Our workmanship, quality, and speed at which we complete awarded contracts become our selling point. Vision:

To be one of the leading companies in the region in various fields.
• Our clients and partners will find more success through us. We expect their needs and fulfill them according to our self-commitment
• Everyone shall be proud to work with Khandac General Services Ltd.. We create chances to achieve exceptional results and reward success.
• The society shall consider us responsible and effective.

02/04/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Warsame Adams, Aamir Xaaji

18/10/2025
08/09/2025

Shirkadda Qandac General Services Ltd, oo ka mid ah shirkadaha hormuudka ka ah dhismaha iyo adeegyada guud, waxay ku faraxsan tahay inay bulshada ku wargeliso bilowga mashruuc cusub oo dhismo ka socda Degmada Darusalam.

Mashruucan cusub wuxuu astaan u yahay ballanqaadkeenna ku aaddan horumarinta kaabayaasha bulshada, bixinta adeeg dhisme oo tayo leh, iyo in magaalada lagu kordhiyo bilic iyo casriyn waara.

Qandac General Services Ltd waxay u taagan tahay:
Kalsooni & Daacadnimo shaqo✅
Dhisme tayo sare leh oo waafaqsan heerarka casriga✅
Ka qaybqaadashada horumarka magaalada iyo bulshada

Ku soo dhawoow Qandac Travel Agency! Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno furitaanka shirkadeena cusub ee safara...
21/08/2025

Ku soo dhawoow Qandac Travel Agency!

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno furitaanka shirkadeena cusub ee safarada, oo u heellan adeegyo safar casri ah, qiimo macquul ah iyo adeeg hufan.

Haddii aad u baahato:
✅ Tigidh diyaaradeed gudaha & dibadda
✅ Dalxiis iyo fasaxyo gaar ah
✅ Hoteelo iyo adeegyo safar kale

Qandac Travel Agency waxay diyaar u tahay inay safarkaaga ka dhigto mid fudud, raaxo leh oo lagu kalsoonaan karo.

📍 Xarunteenu waa Suuqbacaad-Tabelo Colow
📞 La xiriir: 0616517468
📧 Email: [email protected]

Qandac Travel Agency

17/05/2025

Waa shirkadiinii dhismaha iyo dayactirka guryaha oo shaqo kale oo qurxoon ey illaahey fadligiis uga qabsoontey degmada Boondheere ee magaalada muqdisho.

Naftaa loo hantaaqaa waxay higso leedahaye"! Timocadde (HHUN

13/05/2025

Xoolahaba waa loo xero badalaa,35 sano ayaan oday wax soo doorto iyo reer hebel xiriirka ayey u jareen dowlada kusoo jirney.🇸🇴

Erdogan waa marqaatiga iyo modelka  jiilka cusub......Hadii aad illaa  PHD aad ku  qaadatey 26 sano inka badan,hadaf-kaa...
12/05/2025

Erdogan waa marqaatiga iyo modelka jiilka cusub......

Hadii aad illaa PHD aad ku qaadatey 26 sano inka badan,hadaf-kaaguna ahaa shaqaalo noqo oo shilimaad ku xad

Hadii aad madaxnimo ama Xildhibaan, ku raadiisay boqolaal kun oo dollar، hadaf-kaaguna ahaa inaad shilimaad ku xado.

Erdogan waxa uu xukun yimid 2023 oo maanta laga joogo 22 sano laakiin hadafka iyo himolooyinka uu lahaa ayaa kala duwanaa, wuuna gaarey isagoo alle kaashanaayo guulaha waa weyn ee hoos ku qoran.

Hadii aadan dayax noqo karin xidigaha hiigso oo qoyskaaga u noqo mid ey ku deydaan oo dhaxal wanaagsan uga tago.

Erdogan:-86 sano kadib ayuu Masjidkii Aya Soofiya dib ugu celiyay Masjidnimo- Nagorno Karabakh oo 30 sano la haystay ayuu xoreeyay- 40 sano PKK oo dagaal kula jirtay Turkiga ayuu soo afjaray- 50 sano ka badan oo Kaligii taliye dhiig yacab ah ka talinayay Suuriya ayuu soo afjaray......I

-Trump: "Waxaan ku fikirayaa in aan maalinta khamiista tago Istanbul halkaas oo ay imanayaan Putin iyo Madaxwaynaha Ukraine Zelensky sidoo kalena ay suurto gal tahay in uu yimaado Madaxwaynaha Shiinuhu"

-Trump ayaa yidhi Erdogan ayaa naga codsaday in aanu cunaqabataynta ka qaado Suuriya, Waanu ka qaadaynaa...

Cadaalada cimrigeeda waa jiraa-
Laakiin cadaalad daridu way burburtaa haday waarto xataa.

Naftaada ka ilaali Naar......oo garo waxa laguu abuurey.

.....Muqdisho...Degaanka aad ku nooshahey waa gurigaaga, gurigaagana waa inaad ka shaqeysaa quruxdiisa.Maanta waxaan kas...
11/05/2025

.....Muqdisho...

Degaanka aad ku nooshahey waa gurigaaga, gurigaagana waa inaad ka shaqeysaa quruxdiisa.
Maanta waxaan kasoo qeyb qaatey nadaafad noo gaar ah aniga iyo 30 guri oo deriskeyga ah.

Siyaasadu waa jaangooyaha masiir umadeed, lama ergooyo masiir umadeed, sida mid aan isku jufo ama xisbi nahey ayaa ii jooga oo kale,
Sidaa darteed mudo xileedkii h**e M / Xasan iyo M/Farmaajo ayey Miqdisho iyo Banaadir ka waayeen matalaadii Aqalka sare.

Hadii aad fiirriso qodobka 7 ee war-murtiyeed waxa ku dhigan in leysla qaatey in SSC qaatumo noqotey maamul kusoo biirey maamulada, iyadoo aanan ka xumeyn wax kasta oo umada isku keeni karo in la qaato,

Waxaase weli ii muuqan Muqdisho maqaamkeeda iyo Gob. Banaadir maamulkiisii laga leex leexnayo.

Hadii uu maanta jiri lahaa Maamul iyo maqaamka u gaar ah Muqdish iyo Banaadir waxaa si fudud lagu heli lahaan canshuur iyo qaaraan lagu horumariyo.

"Lama helo wadaadow waxaan cidi ku hawshoonee
Naftaa loo hantaaqaa waxay higso leedahaye"!
Timocadde (HHUN)

Waxaan rajeynaa in lagu howlan yahey

Address

Suuq Bacaad
Mogadishu
252619889845

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252612577066

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qandac General Services Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qandac General Services Ltd:

Share