Deer construction Pvt Ltd

Deer construction Pvt Ltd Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deer construction Pvt Ltd, Construction Company, Wadada digfeer, Mogadishu.

DEER CONSTRUCTION PVT LTD is a building services engineering company based in Mogadishu, Somalia that provides a strategic, flexible, experienced and innovative approach to delivering engineering and management consultancy services for its clients.

16/12/2025

Waa Filo ay ka dhisantahay

4 Qol
2 labo Qol
1 jiko
Cabirka waa 7x20m
Maxaa is lee dahay qiimo ahaan waa ku baxday ?

Ma haysaa dhul banaan? Wax kasta oo aad rabto inaad ka dhisto booskaaga, waxaan kuu sameyneynaa naqshad (design) + dhism...
06/12/2025

Ma haysaa dhul banaan?
Wax kasta oo aad rabto inaad ka dhisto booskaaga, waxaan kuu sameyneynaa naqshad (design) + dhismo (build) si casri ah oo tayo sare leh.

🏠✨ Waxaan kuu qabaneynaa:
✔️ Naqshadaha guryaha & dhismayaasha
✔️ Dhismaha guryaha iyo ganacsiga
✔️ Naqshad gudaha & dibed (Interior & Exterior)
✔️ 2D & 3D Designs oo dhameystiran
✔️ Qorshe u gaar ah booskaaga iyo baahidaada
Adiga ayaa fikirka leh — annaga ayaana kuu xaqiijineyna.

Qofkii heysta $120,000 wuxaa ku  dhisan kartaa gurigaan qruxuda badan oo kale || G+2 oo lagu dhisay bir.hadii aad rabto ...
15/11/2025

Qofkii heysta $120,000 wuxaa ku dhisan kartaa gurigaan qruxuda badan oo kale || G+2 oo lagu dhisay bir.
hadii aad rabto shubka caadigaa waxaa kaaga baxaysa $168,000.

Macmiil kawran hadii booskaaga 20x15 aan kaga dhigno labo guri oo qasri ah midba gooni loogu noo naal karo waliba qiimo ...
15/11/2025

Macmiil kawran hadii booskaaga 20x15 aan kaga dhigno labo guri oo qasri ah midba gooni loogu noo naal karo waliba qiimo aad u yar iyo waqti yar, mid waliba waxaa kaaga dhismi karta 4 qof oo waasac ah iyo parkin kooda

Galkio Project G1+ almost finishing
24/03/2024

Galkio Project G1+ almost finishing

Waa dhismaha Meri twin Towers ee ugu dheer Nairobi-Kenya oo aan hada dhisme ku wadno.
22/12/2023

Waa dhismaha Meri twin Towers ee ugu dheer Nairobi-Kenya oo aan hada dhisme ku wadno.

22/12/2023

Macmiil waxaan kuu haynaa Dhismayaal Caalimi ah oo aan ka hergalinay Magaalada Nairobi wadan ka Kenya 🇰🇪 .
Waxii faah fahin ah la soo xariir Number ka 254746540065

29/07/2022
Mudane Macmiil Shirkada Deer Construction waxay diyaar kuula tahay in ay kuu dhisto guryo tayo leh iyo qiimo jaban
29/07/2022

Mudane Macmiil Shirkada Deer Construction waxay diyaar kuula tahay in ay kuu dhisto guryo tayo leh iyo qiimo jaban

Proposed Villa at Middle Shabelle Jowhar
30/11/2021

Proposed Villa at Middle Shabelle Jowhar

Address

Wadada Digfeer
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deer construction Pvt Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share