Badqab Consultant

Badqab Consultant Badqab Consulting is a premier safety consulting firm that fosters safer workplaces and environments.

With industry experience, we specialize in providing comprehensive safety solutions in various sectors, including construction, manufacturing, healthcare

09/01/2026

Duuliyihii sida qarsoodiga ku keenay Soomaaliya meydka madaxweynihii micnaha u yeelay magaca Soomaaliya Siyaad Barre oo arin cusub sheegay .

Bushra Noor Moh'd oo BBC Afrika katirsan ayaa warbixin af English ku qoran ka diyaarisey.

Runta aadan ogeyn ka aqriso lifaaqa Hoose 👇

09/01/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shaaciyey markii ugu horaysay In somaliya dadkii la laayey mudo 40 sano ku dhaw ka hor ka ogoshahay diyo ama mag in laga bixiyo si loogu helo midnimo

Madaxweynaha ayaa yiri Somaliya waxay diyaar u tahay wax kasta inay hurto si midnimo loo helo. Haddii ay tahay garawshiyo; xaq dhiibid,

Somaliland ayaa sheegta in laga dilay dad gaadhaya 500 000 xiliyadii 1987 ilaa 1990

Fekradan ayaa loo badinaya inay ka timi Sucuudiga bal in arinta lagu eego mag dhaw iyo lacag malaayin ah waxase dhici Karta in ay Madaxweynaha laftiisa ka timi

Waxase su,aal ah maxay Somaliya h**e Somaliland tanaasul ugu soo bandhigi wayday mudo 30 ah

Jawaabta ayaa ah Madaxda dawlada Federaalka Somaliya waligood kuma aysan fekerin in Somaliland Waddamo aqoonsan doonaan

20/12/2025
20/12/2025
21/11/2025

Hierarchy of Safety Documents ‼️✅

09/11/2025
09/11/2025
09/11/2025
25/09/2025
25/09/2025

Kheyre iyo Rooble oo si kala duwan uga hadlay muddo-xileedkii Farmaajo & kan Xasan.

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Telephone

+25261250064

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badqab Consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Badqab Consultant:

Share