21/07/2025
Dhismo oo Cusub.
Shirkada Dhismaha Al-naciim Waxa ay meel gaba-gaba ah marsiinaysaa Guri dabaqa ah oo ka kooban laba biyaano (G+1) ay kawaday Degmada howl wadaag ee magaalada muqdisho.
🏪Dhismahaan oo Cabirkiisa gaarayo 13m×13m ayaa Waxa uu ka kooban yahay Afar qeyb dabaqiiba.
Qeybtiiba waxa ay ka kooban tahay:
2 Qol jiif ah oo mid (master Room) yahay,
Jiko. 2 Musqul. Barando.
Barxad weyn oo parking ah🚘🚗.
Iyo Darjiino loogu Tala galay geedaha🌴🌹🌿.
Al-naciim ugu Kaalay Dhismo 🏠 Tayo leh iyo Waqti gaaban⏰.
wixii faah faahin ah nagala soo xirir 👇👇
☎0617211641