Madaxa Bulshada

Madaxa Bulshada Halkaan waa Kaalin Academy waxaan kuu diyaariney Dhaman course kii Multimedia Fadlan Nagala soo Xiriir (0612082111)

30/06/2026

Qofna numberkaaga hasiinin

02/06/2026

Si fudud vivid ku saaro

29/04/2026

Camerada mopile kaaga baro sida ay ushaqeyso

15/02/2026

Reer iPhone

Kaliya mudo bil ah kubaro Xirfada Video editing Bisha barakeysan ee Ramadan 🌙 waxaad ku baran kartaaa Xirfada muuqaal sa...
26/02/2025

Kaliya mudo bil ah kubaro Xirfada Video editing Bisha barakeysan ee Ramadan 🌙 waxaad ku baran kartaaa Xirfada muuqaal sameynta Maalinta Ciidane waxaad Qaadan Doontaa Shahaado “ Hadabo Waa labo Farxad 🤗 isdiiwaan gelinta wey socotaa yaan lagaa xerin
Whatsapp:61 2082111

Fursad muhiim ah Waxaa inoo socda isdiiwaan gelinta xirfada video editing Waxaa ka harey kaliya mudo 6 maal mood fadlan ...
05/01/2025

Fursad muhiim ah
Waxaa inoo socda isdiiwaan gelinta xirfada video editing Waxaa ka harey kaliya mudo 6 maal mood fadlan ka faaideyso fursadaan cajiibka ah oo aad ku noqon kartid qof profisional video editing ah hadaba waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp +252 612082111 tell 0612082111

8 Days Left
03/01/2025

8 Days Left

  Baro Xirfad Sanadka Cusub 2025Diiwan gilinta dufcadii 1aad ee Premiere Pro  Waxaa ka harsan kaliya 9 Maalin Waxayna si...
02/01/2025


Baro Xirfad Sanadka Cusub 2025
Diiwan gilinta dufcadii 1aad ee Premiere Pro Waxaa ka harsan kaliya 9 Maalin Waxayna si rasmi ah Fasalada u bilaabanayan Sabti 11 January, Iska diiwan gili intaysan kaa xermin.
__________________________________________
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
Whatsapp:+252 612082111
Kaalinacademy
Telephone: 0612082111

Mai’s diiwaan gelisey 🫵!
31/12/2024

Mai’s diiwaan gelisey 🫵!

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madaxa Bulshada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share