TIENS Somalia JTMM

TIENS Somalia JTMM WELCOME GOOD OPPORTUNITY

: +252617268841
WhatsApp ABOUT TIENS
Tiens Group Co. Ltd (hereby shortened as Tiens Group), founded in 1995 by Mr.

Li Jinyuan in Tianjin China, began its march into the international market in 1997. Today Tiens Group has become a multinational conglomerate in fields like bio-tech, education, retail, tourism, finance, international trade and e-business, etc. And with its business reaching over 190 countries, Tiens Group has set up branches in 110 countries & regions and has established strategic alliances with

top-rank enterprises from many countries. The diversified products developed by Tiens Group, such as health food, health care appliances, skincare applications and household products, are creating a high quality life for more than 20 million families around the world and have helped them to enjoy health, happiness, beauty and affluence. Tiens Group has been adhered to its charitable philosophy of "originating from society and therefore contributing to society" and has been actively taking on corporate social responsibility. Tiens Group has donated thus far more than RMB 1.5 billion to public welfare and social charities. A high quality workforce of professional talents, together with a localized and well regulated management, has contributed to the internationally strategic goals of Tiens Group. In addition Tiens Group has an unbeatable international team in terms of research, innovation and professionalism, including more than 8,000 employees; 35% of which hold master's degree or higher. Based on a complete operational management system and well-designed regulations, Tiens Group is marching into the Fortune 500 in big strides by relying on the remarkable theories such as "New Swap and Alternative Theory", "New Supermarket Theory", "Consumption Results Wealth" and "Operational Consumption Results More Wealth". Mission Statement:" To provide global consumers with quality products and opportunities of education & cause, improve their life quality, and make the society harmonious." Tiens Brand Core :" One World, One Family "
Tiens Brand Core Value: "Extraordinary Innovation?Paramount Responsibility?Excellent Teamwork"
Tiens Brand Slogan: "Together We Share"
Business Philosophy: "Contributing to society by restoring health to mankind." Corporate Spirit: "Contributing to China through industrialization, and striving for higher goals through harmonious teamwork and genuine dedication." Quality Guideline: "Parable to build human health, Milestone to realize technical innovation, Method to make sustained improvements, and Heart to satisfy consumers."

Xayeysiiska aad sameyso hal mar waxuu kuu keenaa macaamiil, balse suuq-geynta saxda ah ayaa kuu suurtagalineyso inuu kuu...
23/06/2026

Xayeysiiska aad sameyso hal mar waxuu kuu keenaa macaamiil, balse suuq-geynta saxda ah ayaa kuu suurtagalineyso inuu kuusoo laabto macaamiilkaas wali asagoo wado 10 qof oo asxaabtiisa ah.

Haddii badeecadaada/adeegaaga
1. Uu xalinaayo dhibaato jirto
2. Qiimaha uu yahay mid u qalma
3. Wadada uu macaamilka ku helayana tahay mid fudud

Xaqiiqdii macaamiilkaas waxuu kuu noqon doonaa daacad.
TIENS Somalia JTMM

20/06/2026

Health care Tiens Spirulina Capsule
TIENS Somalia JTMM

20/06/2026

Tienshi Company

11/06/2026

Adkaysi yeelo mar walba sida geedkaasi ugu adkaystay dhagaxaas. TIENS Somalia JTMM

Dhalaalka Maanta iyo Dhabahii Shalay Dadku waxay mar walba arkaan marka uu qofkuguulaysto ee uu dhalalayo, iyagoo ku dha...
11/06/2026

Dhalaalka Maanta iyo Dhabahii Shalay
Dadku waxay mar walba arkaan marka uu qofku
guulaysto ee uu dhalalayo, iyagoo ku dhalaala guulaha muuqda, hantida, iyo sumcadda sare ee la gaaray. Ma arkaan habeenadii asaga oo soo jeeday daalkii badnaa, iyo guuldaradii tirada badnaayeen ee uu dhabar-adayga u yeeshay. Indhuhu waxay jecelyihin inay daawadaan dhamaadka sheekada oo qurxoon,
laakiin aad bay u yaryihiin kuwa dhuuxa oo dhab ahaan u fahma culayskii iyo dhibkii loo soo maray jidka dheer ee guusha keentay.
Mayllada ama masaafooyinki adkaa ee la soo maray waa kuwa qofka
dhisay, inkastoo ay indhaha dadka ka qarsoon yihiin.
Tallaabo kasta oo xanuun lahayd, go'aan kasta oo dhiiranaan u baahnaa, iyo samirka aan dhammaadka lahayn ee la muujiyay ayaa ah asalka rasmiga ah ee guusha maanta taagan. Sidaa darteed, dhalaalka muuqdaa maaha nasiib
si fudud ku yimid, ee waa midho ka dhashay dhiig, dhidid, iyo dhabar-adayg saacado iyo sannado badan soo socday oo qofka ka dhigay kii uu maanta yahay
TIENS Somalia JTMM

🌴✨ Congratulations to all our Indonesia Trip Achievers! ✨🌴Your hard work, dedication, consistency, and leadership have m...
30/05/2026

🌴✨ Congratulations to all our Indonesia Trip Achievers! ✨🌴

Your hard work, dedication, consistency, and leadership have made this success possible. Welcome to beautiful Bali — a reward for your determination and unstoppable spirit. 🏆

May this achievement inspire greater success, bigger dreams, and brighter opportunities ahead.

Together We Share, Together We Grow 💚

22/05/2026

Big Event Tiens Somalia Mogadisho
TIENS Somalia JTMM

02/05/2026

Barnaamijka TOT (Tababarka Tababarayaasha) ee TIENS Somalia 🇸🇴
wuxuu isu keenay dhalinyaro iyo shaqsiyaad hami sare leh oo diyaar u ah
Inay wax bartaan
Inay hoggaamiyaan
Inay guuleystaan
Barnaamijkan wuxuu diiradda saaray
✔️ Horumarinta hoggaaminta
✔️ Xirfadaha ganacsiga
✔️ Wacyigelinta caafimaadka
Waxaa la dhisay shaqsiyaad awood leh oo saameyn ku yeelan kara bulshadooda isla markaana sii ballaarin kara himilada TIENS ee Soomaaliya
Baro Hoggaami Guuleyso
Safarku halkaan kuma e ka waa bilow cusub
Ku biir maanta noqo hogaamiye berri

TIENS Somalia JTMM

24/04/2026

Guusha caalamiga ah ee shirkadda Tiens Group waxa ee ku timid laba arrimood

1. Alaabo caafimaad oo la aamino sida Tiens Calcium Powder oo loo isticmaalo taageeridda caafimaadka lafaha iyo jirka

2. Fursado dhaqaale nidaam ganacsi oo dadka ka caawiya inay dakhli sameeyaan oo mustaqbalkooda dhaqaale dhistaan

Macnaha guud waa Daryeel caafimaadkaaga adigoo isla markaana dhisaya noloshaada dhaqaale
Alaabo la isku halayn karo
Suuq caalami ah oo sii koraya
Fursado nolosha beddeli kara
TIENS Somalia JTMM

21/04/2026

TOT Tiens Mogadisho Great leader Eid Thahir Mohamud

Better Tiens Better Life
TIENS Somalia JTMM

Address

Bakaraha, Howl Wadaag
Mogadishu
KM4

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TIENS Somalia JTMM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share