Zeyt Group of Companies

Zeyt Group of Companies Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zeyt Group of Companies, Construction Company, Airport Road, Mogadishu.

27/11/2020

Jig saw celis nadiif ah Kala xiriir 0611114193
Mudada la isticmaalay waa 1 Bil Qiimaha $38

M⃨a⃨c⃨m⃨i⃨i⃨l⃨ k⃨u⃨ i⃨i⃨b⃨i⃨ b⃨a⃨d⃨e⃨e⃨c⃨a⃨d⃨a⃨a⃨d⃨a⃨ k⃨a⃨n⃨a⃨ i⃨i⃨b⃨s⃨o⃨ ⃨u⃨s⃨t⃨a⃨c⃨m⃨a⃨l⃨_S⃨u⃨u⃨q⃨ ⃨h⃨a⃨t⃨s⃨A⃨p⃨p⃨_𝟎𝟔𝟏𝟏𝟏𝟏𝟒𝟏𝟗𝟑

Shirkadda Caalamiga ah ee  ,Waxay Diyaar Ula tahay macamiisha :-✅Qurxinta Xafiisyada Hab Casri Ah.✅Qurxinta Guryaha Hab ...
23/09/2020

Shirkadda Caalamiga ah ee ,Waxay Diyaar Ula tahay macamiisha :-
✅Qurxinta Xafiisyada Hab Casri Ah.
✅Qurxinta Guryaha Hab Casri Ah.
✅Qurxinta Jikooyinka Casriyeysan.
✅Qurxinta Hotelada iyo Qolalka Shirarka.

F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan Lambarada Hoos Ku Xusan 👇
📱0614461571 0614461572 0613079907
📧 [email protected]

Shirkadda Dhismaha iyo Adeegyadda Guud ee  , Waxey Idiin Heysaa Dhismo Tayo leh , Waqti Sugan iyo Farsamo Casri ah.F.G: ...
23/08/2020

Shirkadda Dhismaha iyo Adeegyadda Guud ee , Waxey Idiin Heysaa Dhismo Tayo leh , Waqti Sugan iyo Farsamo Casri ah.

F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan Lambarada Hoos Ku Xusan 👇
📱0614461571 0614461572
📧 [email protected]

Dhamaan Saaxiibada Qaaliga Ah Qiimaha Iyo Qaayaha Mudan Ee Reer   Waxay Shirkada Caalamiga Ah   ugu Hambalyeeneysaa 14 A...
13/08/2020

Dhamaan Saaxiibada Qaaliga Ah Qiimaha Iyo Qaayaha Mudan Ee Reer Waxay Shirkada Caalamiga Ah ugu Hambalyeeneysaa 14 August Oo Ah Maalinkii Dhidibada Loo Taagay .

Saldhigataye Galmudug Sanad Guuro Wacan.

Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel Walba Oo Aad Caalamka Ka Joogtaan Sanadkaan Sanadkiisa Allaha Nagu Wada G...
30/07/2020

Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel Walba Oo Aad Caalamka Ka Joogtaan Sanadkaan Sanadkiisa Allaha Nagu Wada Gaarsiiyo Bash Bash & Barwaaqo.

Eid Al-Adha Mubaarak.

عيد مبارك علينا وعليكم "كل عام وانتم بالف خير والسلام والصحة"

We Provide Great Ideas To Grow Your Own Business."Accelerate Your Online Presence Today"F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri K...
29/07/2020

We Provide Great Ideas To Grow Your Own Business.

"Accelerate Your Online Presence Today"

F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan Lambarada Hoos Ku Xusan 👇
📱0614461571 0614461572
📧 [email protected]

Dhamaan Saaxiibada Qaaliga Ah Qiimaha Iyo Qaayaha Mudan Shirkada Caalamiga Ah   Sharaf Weyn Ayey Noo Tahay Inaan Ka Shaq...
18/07/2020

Dhamaan Saaxiibada Qaaliga Ah Qiimaha Iyo Qaayaha Mudan Shirkada Caalamiga Ah Sharaf Weyn Ayey Noo Tahay Inaan Ka Shaqeeno In Ardayda Soomaaliyeed Ay Helaan Waxbarasho Tayo Sare Leh Oo Dalka Dibadiisa Ah Si Jiilka Mustaqbalka Ay U Noqdaan Iftiinka Wadankaan U Soo Bixi Lahaa.

Wadamada Aan Waxbarashada Idinkaga Hayno Waxa Ay Kala Yihiin:-

1. Malaysia
2. China
3. Turkey
4. Belarus
5. India
6. Pakistan
7. Bangladesh

F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan Lambarada Hoos Ku Xusan 👇
📱0614461571 0614461572
📧 [email protected]

Jimco Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel Waliba Aad Caalamka Ka Joogtaan Allaha Na Waafajiyo Jimcaha Qeyrkeeda, W...
16/07/2020

Jimco Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta Meel Waliba Aad Caalamka Ka Joogtaan Allaha Na Waafajiyo Jimcaha Qeyrkeeda, Waxaan Ugu Bishaareynenaa Dhamaan Asxaabta Ku Xiran Shirkadda Inaad Heli Karto Koronto Bilaash Ah oo Ku Filan Gurigaaga, Ganacsigaaga, Beertaada Adigoo Isticmaalaya Cadceeda Dabiiciga (Solar System).

Sidoo kale hadaad Ceel Leedahay Ama Beer, Shidaalka iyo Qarashkiisa Waad Ka Nasan Doontaa, Waxaan Ku Sameen Doona Solar Water Pumping System & Solar Irrigation System.

F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan Lambarada Hoos Ku Xusan 👇
📱0614461571 0614461572
📧 [email protected]

Shirkadda Dhismaha iyo Adeegyadda Guud ee  ,Waxay Diyaar Ula tahay macamiisha :-✅Dhisme Bilic Qurxoon iyo✅Qurxinta Gurya...
14/07/2020

Shirkadda Dhismaha iyo Adeegyadda Guud ee ,Waxay Diyaar Ula tahay macamiisha :-
✅Dhisme Bilic Qurxoon iyo
✅Qurxinta Guryaha iyo Xafiisyada oo Casri ah.

F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan Lambarada Hoos Ku Xusan 👇
📱0614461571 0614461572
📧 [email protected]

Subax Wanaagsan Dhamaan Bulsho Weynta Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Iyo Nawaaxigeeda Waxaan Ugu Bishaarey...
12/07/2020

Subax Wanaagsan Dhamaan Bulsho Weynta Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Iyo Nawaaxigeeda Waxaan Ugu Bishaareynenaa In Shirkadda Ay Hawlaheeda Shaqo Si Rasmi Ay u bilowday Bulshada Qaybaheeda kala duwana ay ka Fa'ideysan karaan, Mahadsanidiin.

F.G: Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaan Lambarada Hoos Ku Xusan 👇
📱0614461571 0614461572
📧 [email protected]

Address

Airport Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252614461571

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zeyt Group of Companies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zeyt Group of Companies:

Share