24/05/2026
๐โจ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ฌ๐๐๐๐ซ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ ๐๐๐ซ๐จ ๐๐๐๐๐๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง.
Ardayda Somali Engineering Practical Training Center waxay si weyn ugu diyaar garoobayaan maalmahooda qalin-jabinta, iyadoo maanta laga duubay muuqaal xambaarsan rajo, horumar, iyo mustaqbal ifaya ๐.
Haddii aad rabto inaad barato xirfad dhab ah oo kuu horseeda fursado cusub, dufcaddii cusub hadda way furmaysaa kusoo biir maanta oo qaabeey mustaqbalkaaga.