Dalbil Construction

Dalbil Construction Dalbil Construction Company ®, specializes in 3D Modeling and design, real estate, furniture, build

Hambalyo Saadaalinta Ciyaarta  Arsenal vs psg Waxaa ku guuleestay Shafici Axmed .Mahadsanidiin Dhamaan inta ka qeybgasha...
01/06/2026

Hambalyo Saadaalinta Ciyaarta Arsenal vs psg Waxaa ku guuleestay Shafici Axmed .

Mahadsanidiin Dhamaan inta ka qeybgashay.

✨ Marble & Granite – Any Color, Any Size ✨Waxaan kuu haynaa Marble iyo Granite tayo sare leh oo ku habboon:🏠 Guryaha🏢 Dh...
31/05/2026

✨ Marble & Granite – Any Color, Any Size ✨

Waxaan kuu haynaa Marble iyo Granite tayo sare leh oo ku habboon:

🏠 Guryaha
🏢 Dhismayaasha Ganacsiga
🍽️ Countertops & Kitchens
🛁 Bathrooms
✨ Interior & Exterior Finishes

✅ Midab kasta (Any Color)
✅ Cabbir kasta (Any Size)
✅ Adkeysi Sare (Strong)
✅ Cimri Dheer (Durable)
✅ Qurux Casri ah

Haddii aad raadineyso marble ama granite tayo leh oo mashruucaaga siinaya muuqaal qurux badan iyo adkeysi dheer, nala soo xiriir maanta.

📞 +252 61 9730212
📞 +252 61 9730213

30/05/2026

⚽🎉 SAADAALI CIYAARTA XIISAHA BADAN EE ARSENAL 🆚 PARIS 🎉⚽

🔥 Ku guuleyso $10 oo lacag caddaan ah! 🔥

Ma u malaynaysaa inaad si sax ah u saadaalin karto natiijada kulankan weyn? Haddaba ka qeybgal tartankeena oo hel fursad aad ku guuleysato $10.

📋 Shuruudaha Ka Qeybgalka:

✅ Follow garee page-ka
✅ Noqo qofka ugu horreeya ee bixiya saadaasha saxda ah
✅ Share garee post-kan si ay asxaabtaada uga qeyb galaan
✅ Ku qor comment-ka natiijada aad saadaalinayso (Tusaale: Arsenal 2-1 Paris)

🏆 Guuleystaha:
Qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya natiijada ciyaarta ayaa heli doona $10.

⏰ Ha seegin fursaddan! Saadaashaada hadda dhiibo ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.

⚽ CIYAAR. XAMAASAD. GUUL.
💚 Dalbil Construction

🌙✨ Hambalyo Ciidul Adxa ✨🌙Shirkadda Dalbil Construction waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaaar ahaan umadda Soomaal...
26/05/2026

🌙✨ Hambalyo Ciidul Adxa ✨🌙

Shirkadda Dalbil Construction waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.
Alle ha idiinkaga dhigo ciid kheyr, barwaaqo, caafimaad iyo farxad badan. 🤍🐑

Ciid Wanaagsan! 🌙💚





25/05/2026

jiko casri ah oo si qurux badan loo dhammeystiray. 🤍

Naqshadda jikadaan waxaa si xirfad leh u diyaarisay Dalbil Construction.

• Finishing nadiif ah
• Midabyo iswaafaqsan
• Storage badan
• Lighting casri ah
• Rakibid raaxo iyo shaqo fududeyn isku darsatay 🏡

23/05/2026

Before ➝ After ✨

Laga bilaabo space bannaan…
ilaa jiko casri ah oo si qurux badan loo dhammeystiray.🤍

Naqshadda jikadaan waxaa si xirfad leh u diyaarisay Dalbil Construction.

• Finishing nadiif ah
• Midabyo iswaafaqsan
• Storage badan
• Lighting casri ah
• Rakibid raaxo iyo shaqo fududees isku darsaday 🏡

✨ Waxaan u rakibnay una diyaarinay mid kamid ah macaamiisheena jikadaan casriga ah oo isku darsaneysa qurux, tayo, iyo s...
12/05/2026

✨ Waxaan u rakibnay una diyaarinay mid kamid ah macaamiisheena jikadaan casriga ah oo isku darsaneysa qurux, tayo, iyo shaqeyn heer sare ah.
Naqshad nadiif ah, qalab tayo leh, iyo finishing casri ah ayaa ka dhigaya jikadaan meel ku habboon nolol raaxo leh iyo isticmaal maalinle ah. 🏡🍽️

📞 Nala soo xiriir si aan kuu diyaarinno kuuna rakibno jikada riyadaada.




















New Arrival! 🚛✨Granite stone tayo sare leh ayaa hadda soo gaaray Dalbil Construction.Ku dhis mashruucaaga qurux, adkeysi...
04/05/2026

New Arrival! 🚛✨
Granite stone tayo sare leh ayaa hadda soo gaaray Dalbil Construction.
Ku dhis mashruucaaga qurux, adkeysi iyo tayo aad ku kalsoonaan karto. 🏗️

✔️ Strong
✔️ Durable
✔️ Long-lasting quality

Nala soo xiriir maanta si aad u hesho dalabkaaga!

Dalbil Construction – Waxaan dhisnaa wax ka weyn dhismo, waxaan dhisnaa kalsooni.📞 WhatsApp: 252 61 9730212 | 252 61 973...
02/05/2026

Dalbil Construction – Waxaan dhisnaa wax ka weyn dhismo, waxaan dhisnaa kalsooni.

📞 WhatsApp: 252 61 9730212 | 252 61 9730213
🌐 Website: Dalbil.com
📲 Social Media: Dalbil Construction

Waxaan la taaganahay Howlwadeeno —kuwaa oo dhisaya riyooyinka bulshadeena .Maalintan waxay astaan u tahay qiimaha shaqad...
01/05/2026

Waxaan la taaganahay Howlwadeeno —kuwaa oo dhisaya riyooyinka bulshadeena .

Maalintan waxay astaan u tahay qiimaha shaqada iyo muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo xuquuqda shaqaalaha.

1-da May waa maalintiina—Hambalyo, sharaf iyo guul baan idiin rajeynayaa. 💪🌍

Hambalyo Labour Day!

📞 619730212 / 61 9730213

Dalbil Construction

Address

Taleeh Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252619730212

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalbil Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalbil Construction:

Share