Eng Abdullahi Abdulkadir

Eng Abdullahi Abdulkadir kasoo dalbo nashqado qurux badan iyo qiimayn ku raali galisa

Congratulations bro
25/08/2025

Congratulations bro

Xiliga roobka xita ariga lagu soo xareenaa 🤣 😂
20/08/2025

Xiliga roobka xita ariga lagu soo xareenaa 🤣 😂

18/08/2025

Dugsi sare iyo jaamacad la isku wado
Waxbarashadi baaba wareersan 😄

18/08/2025

Eid Mubarak Dhamaan qaraabada iyo asxaabtayda Allah naga aqbalo acmaashi bisha soon. Allah naga dhigo kuwi loo dambi dha...
09/04/2024

Eid Mubarak
Dhamaan qaraabada iyo asxaabtayda Allah naga aqbalo acmaashi bisha soon. Allah naga dhigo kuwi loo dambi dhaafay.
Allah nagu gaarsiiyo soonkaan kiisa kale nabad, cafimaad iyo cimri dheer

03/04/2024

Warkaan kawarama gabdhaha ha laga war hayo
😄 🤣 😂 xaqul ciidka ha iska bixiyo

Imaamka Masjid Al-Xaram, Shaykh Abdur Rahman Al Sudeysi  ayaa soo jeediyay qaacido aad u wanaagsan oo aad kaga faaideysa...
31/03/2024

Imaamka Masjid Al-Xaram, Shaykh Abdur Rahman Al Sudeysi ayaa soo jeediyay qaacido aad u wanaagsan oo aad kaga faaideysan karta tobanka dambe ee Ramadaan maadama ay ku jirta leylatul qadriga

1. Ku deeq hal dollar (ama ka badan) habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar la eg 84 sano oo sadaqa ama Kun bilood! adiga oo sadaqeysayay.

2. Tuko laba rakcadood Ama ka badan oo sunno ah habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad laba rakcadood oo sunno ah habeen kasta tukato ilaa 84 sano.

3. Akhri suuradda Ikhlaas habeen kasta saddex jeer, haddii ay habeenka ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad dhameysay Qur’aan ka karimka maalin kasta 84 sano.

Waxa kale oo uu yidhi dadka ku faafi hadalladan, kuwii hadalkaaga dhegaysan doona ee camal fala, idinkuna waxaad heli doontaan ajar la mid ah camalkooda, inshaa allaah. Maxaa yeelay Rasuulku (scw) wuxuu yidhi: “Qofkii hanuuniyo camal wanaagsan wuxuu helayaa ajar la mid ah kan camal fala, laakiin wax la’aani maayo ajarkiisa”. (Muslim, 2674)

Alle ha ina waafajiyo dhammaan camalka aan qabanno.
Aamiin.🥀🤲❤️

Abdimajid Ahmed.

Adigana soo dalbo walal
30/03/2024

Adigana soo dalbo walal

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdullahi Abdulkadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Abdullahi Abdulkadir:

Share