Somali Women Chamber of Commerce & Industrialization

Somali Women Chamber of Commerce & Industrialization SWCCI

16/11/2025

Soon will be launching Somali Women Chamber of Commerce. Insha Allah

Haweenka Somalia waa laf-dhabarka ganacsiga wadanka waa Small Meduim entrepreneurs (ganacsiga yaryarka iyo kuwa dhexe) w...
04/11/2025

Haweenka Somalia waa laf-dhabarka ganacsiga wadanka waa Small Meduim entrepreneurs (ganacsiga yaryarka iyo kuwa dhexe) waa canshuur bixiyeyaal weliba ku xeel dheer shaqo abuur.
Ganacsatada Haweenka waa iney helaan hooy ey ku mideysan yihiin taas oo loola gol leeyahay xalinta baahiyaha ey qabaan sida shatiyada, tababarada, xal maaliyadeed ee bankiyada, iyo weliba iney lla jaan qaadaan Rugta haweenka ganacsiga aduunka intiisa kale taas oo keentay yagleynta Rungta Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed Somali Women Chamber of Commerce.

Fadlan ku soo biir oo ka tirsanaw hay’adaan haweenka u gaarka ah.

Website: www.swcci.so

Welcome to Somalia Women’s Chamber Of Commerce & Industry Welcome to the website of the Somalia Women’s Chamber of Commerce & Industry. This is the house of Somali Women entrepreneurs, innovation, and opportunity for achieving economic empowerment.Asha Ahmed Barhood Founder & President of the So...

04/11/2025

Rugta Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed waa dallada Haweenka Gancsiga

01/11/2025

Celebrating my 6th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

01/11/2025

Ganacsi iyo hal-abuur waa irdaha horumarkaada

21/10/2025

Salaama Caleykum dhamaantiin Haweenka ganacsiga Soomaliyeed ku soo dhawaada Rugta Ganacsiga Haweenka Somaliyeed (Somali Women Chamber of Commerce .org) waa dallad ey ku bahoowi doonaan Haweenka taas oo looga gogleeyahay kobaca, horumarka, dhaqaale, tababarada SYBI, SYB, fududeyn bilaw ganacsi documents, la kulanka iyo mid noqoshada Global Women Chambers.

Haweenka Somaaliyeed waa lafdharta ganacsiga iyagoo 76% ey yihiin Small, Medium iyo iney yihiin canshuur bixiyeyaal.

Haddaba waxaa inoo balan ah in mar dhaw shaaci doono yagleeenta Rugta Ganacsiga Haweenka. Insha Allah

Wabillahi Towfiiq.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Women Chamber of Commerce & Industrialization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Women Chamber of Commerce & Industrialization:

Share