Hirgal Construction And General Service

Hirgal Construction And General Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirgal Construction And General Service, Construction Company, Howlwadag/Mogadishu/Somalia, Mogadishu.

Shirkadda Hirgal General Trading Company waxa ey ku heysa adeegyo kala duwan Adegadhismaha guryaha, agabka dhismaha, Naqshadenta iyo Qurxinta Diikorada, Iibinta Dhulalka Banaan,
Dayactirka iyo Dib u habeynta Guryaha, i.w.l Shirkadda Hirgal Costruction Company waxa ey ku heysa adeegyo kala duwan o Hufan wiliba ad ku Qancindona Kuwasoo Kala ah Adegadhismaha guryaha, agabka dhismaha, Naqshadenta iyo Qurxinta Diikorada, Iibinta Dhulalka Banaan,
Dayactirka iyo Dib u habeynta Guryaha,I.W.L

02/06/2026

-Wareejin
Guri Cabirkiisu yahay 15mx20m. OO Loo Qaybshay Labo Nus . D. Daarusalam
nagala soo xiriir 25261 2025599

Maamulka iyo Shaqaalaha Hirgal Construction And General Service  waxay dhammaan macaamiishooda, shacabka Soomaaliyeed iy...
26/05/2026

Maamulka iyo Shaqaalaha Hirgal Construction And General Service waxay dhammaan macaamiishooda, shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadii iyo camalkii wanaagsanaa, ciidanna nooga dhigo mid ku suntan nabad, farxad, caafimaad iyo barwaaqo.

Ciid Wanaagsan

“Maalinta Carafo waa maalin weyn fadli iyo kheyr badan leh. Waa maalin dembiyada la dhaafo, ducada la aqbalo, addoomadii...
26/05/2026

“Maalinta Carafo waa maalin weyn fadli iyo kheyr badan leh. Waa maalin dembiyada la dhaafo, ducada la aqbalo, addoomadiisana Alle (SW) uu naarta ka xoreeyo.

Soonka maalintan, qofka aan xajka joogin, Alle (SW) wuxuu ugu dhaafaa dembiyada laba sano — kii tegay iyo kan soo socda.

Aan ku dadaalno ducada, dikriga, Qur’aan akhriska iyo toobadkeenka maalintan barakeysan.”

Hirgal Construction waxay iskugu kaadartay Amaano, Tayo, iyo Hufnaan. Ha dhisan guri kaliya, dhiso mustaqbal sugan.     ...
12/05/2026

Hirgal Construction waxay iskugu kaadartay Amaano, Tayo, iyo Hufnaan. Ha dhisan guri kaliya, dhiso mustaqbal sugan. Nagala soo xiriir whatsapp number keena +252612025599 iyo dhammaan baraheena bulshada.
Tayo aan tanaasul lahayn iyo adeeg hufan.

.

07/05/2026

-Wareejin
Guri Cabirkiisu yahay 15mx15m Daarusalam, Suuqa xolaha.
nagala soo xiriir 612025599

Happy Labor Day to all engineers May 1, 2026Wishing you success, innovation, and continued excellence in all your engine...
01/05/2026

Happy Labor Day to all engineers
May 1, 2026
Wishing you success, innovation, and continued excellence in all your engineering work

14/04/2026

Mid ka mid ah dhismaha aan ka hirgalinay caasimada Muqdisho guri
Cabirkiisu yahay 15m x 15m
📍Daarusalam, Suuqa xolaha
Fadlan nagala soo xiriir 612025599

Maalgashiga hantida maguurtada ah waa jidka ugu dhow ee aad ku gaari karto xasilooni dhaqaale oo waarta. Hirgal Construc...
09/04/2026

Maalgashiga hantida maguurtada ah waa jidka ugu dhow ee aad ku gaari karto xasilooni dhaqaale oo waarta. Hirgal Construction waxay kuu haysaa garab iyo gaashaan aad ku dhisato mustaqbalkaaga.

Jimcuhu waa maalin naxariis iyo duco. Alle ha inaga dhigo kuwii carrabkoodu qoyan yahay xusuusta Alle, qalbigooduna ku x...
03/04/2026

Jimcuhu waa maalin naxariis iyo duco. Alle ha inaga dhigo kuwii carrabkoodu qoyan yahay xusuusta Alle, qalbigooduna ku xasilo mahadnaqiisa. 🤲
Jummah Mubaarak

Magacee ayaa loo yaqaan hasha dhashay mid kale na lagu sidgin hadana la maalo?
29/03/2026

Magacee ayaa loo yaqaan hasha dhashay mid kale na lagu sidgin hadana la maalo?

Address

Howlwadag/Mogadishu/Somalia
Mogadishu
252612025599

Telephone

+252615541749

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirgal Construction And General Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hirgal Construction And General Service:

Share