13/07/2026
Adeegyada Kuugu Diyaarka ah Xarunteena SOMOIL
๐ Dhaqista Baabuurta (Car Wash)
Waxaan kuugu dhaqeynaa baabuurkaaga si xirfad leh, annagoo adeegsanayna qalab casri ah iyo agab tayo sare leh si uu u helo nadiif gudaha iyo dibaddaba ah.
โฝ Shidaal Tayo Sare Leh
Waxaan kuu haynaa shidaal tayo sare leh oo la isku halayn karo, kaas oo ka caawinaya gaarigaaga inuu si hufan u shaqeeyo, isla markaana ilaaliya waxqabadka matoorka.
๐ข๏ธ Beddelka Saliidda & Filter-ka
Waxaan bixinnaa adeeg degdeg ah oo xirfad leh oo lagu beddelayo saliidda matoorka iyo filter-ka, si loo ilaaliyo matoorka loona kordhiyo cimrigiisa.
SOMOIL โ Hal Goob, Adeeg Tayo Leh.
Ku soo dhawoow xarunteena si aad u hesho adeeg tayo sare leh, shaqo nadiif ah, iyo soo dhoweyn wanaagsan.