B-safe Elec Group Company

B-safe Elec Group Company Waa shirkad Ku Taqasustay Solar Energy iibin iyo xirid SidaGuryaha,Ceelasha,Balayasha iyo Warshadaha

02/08/2025

Rejo TV ayaan warbixin ka siinay sida uu u shaqeeyo Solar System-ka iyo shaqoonyinka aan qabano.

06/10/2022

Mashruuc solar system ah ayaan ka hirgelinay.

Ka maaran koronto oo kaalay aan solar system kuu xirnee.
Adeegyada aan qabano kuma koobna waraabka oo kaliya ee sidoo kale waxaan kuugu xireynaa.



Iyo nuuc kasta oo solar system ah

21/09/2022

𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇
Waxaan dhammaan bulshada soomaaliyeed ogeysiinaynaa in aan qaban doono Tababar ku saabsan 𝐒𝐨𝐥𝐚𝐫 𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦-𝐤𝐚. oo ka kooban:-

1-Nashqadeynta Solar System-ka

2-Gelinta iyo diyaarinta Solar-ka

3-Cilad bixinta solor systemka

Tababarka waxaa bixin doona Eng-Omar Abdi Sabriye oo ah khabiir dhanka solor systemka ah.

wuxuuna ka dhici doonaa Habraac Technology

isdiwaangeli hada 👉https://bit.ly/3LcdjcK

Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir
+252 615559664 Ama +252 618380370

14/08/2022
23/07/2022

7.5kw Solar water pump
Balcad/ Shabeelada dhexe
Somaliya

Waxaan Dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa Munaasabadda ciidul Adxaa. Wax...
08/07/2022

Waxaan Dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynaa Munaasabadda ciidul Adxaa. Waxaana idin leenahay farxad ku ciida.

Fadlan ku xirnow page keena.Like.Follow Share.TELKA 252615686060
06/06/2022

Fadlan ku xirnow page keena.
Like.Follow Share.
TELKA 252615686060

27/05/2022

Jumca Mubaarik

Address

Howl-wadaag Street Near Hormuud Telecom
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:30 - 17:00
Tuesday 08:30 - 17:00
Wednesday 08:30 - 17:00
Thursday 08:30 - 17:00
Saturday 08:30 - 17:00
Sunday 08:30 - 17:00

Telephone

0618380370

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when B-safe Elec Group Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share