Miftah Engineering

Miftah Engineering shirkadda Miftaax waxay ka mid tahay shirkadaha ka shaqeeya dalka.

adeegyada aan qabanno.
1.Naqshadaynta iyo dhismaha guryaha.
2.Kormeeridda dhismaha.
3.kireynta guryaha.
4.Iibinta guryaha iyo boosaska.
5.Raridda alaabaha

22/07/2025

Miftah Engineering waxay diyaar u tahay rumeynta riyadaada dhismo.
Adeegyada aan qabanno
1.naqshadeyn
2.maamulidda dhismooyinka
3.Dhismaha
4.La talin
Nagala soo xariir 61 8886101

16/06/2025

Dhawaan waxaan sameyn doonna fura wareejinta mashruucaan aan ka dhisney magaalada Muqdisho.
Isla socod wanaagsan.

03/05/2025

Maanta oo taariikhdu tahay 03/05/2025 maalin sabti ah waxaan bilownay dhismaha Bulukeetiga mashruuca Vilada ah ee aan ka wadnay Magaalada Muqdisho.
Miftah Engineering Solution Services waxay Mar waliba u taagan tahay rumeynta riyadaada dhismo
Nagala soo xariir whatsapp 61 8886101 .

Waaridda guriga waa asal u ah aasaas adag si taasi loo gaaro Miftah Engineering Solution Services waxay Mar waliba ku da...
01/05/2025

Waaridda guriga waa asal u ah aasaas adag si taasi loo gaaro Miftah Engineering Solution Services waxay Mar waliba ku dadaaleeysaa tayada aasaaska guriga.
Hadii aad u baahantahay in laguu qabto Asdeeg dhismo nagala soo xariir 61 8886101

27/04/2025

Miftah Engineering Solution Services
Waxaan u taaganahay rumeynta riyadaada dhismo

24/04/2025

Har iyo Habeen waxaan ka shaqaynaa rumeynta riyadaada dhisme.
Nagala soo xariir 61 8886101

23/04/2025

Maanta waxaa shubney biyaana teerka guriga.
Mashruucan oo aan ka wadno degmada dharkenley.

22/04/2025

Maalintii 4aad waxaa inoo qabsoomay xiridda biyaana teerka.

Address

Hawl Wadaag Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miftah Engineering posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Miftah Engineering:

Share