Siraji portal

Siraji portal siraji portal

Ciidan Ethiopian ah ayaa kasoo gudbey xadka somalia iyo Ethiopia ayaa sal dhigtey aaga buurka oo udhaw garoonka dolow Ci...
01/03/2023

Ciidan Ethiopian ah ayaa kasoo gudbey xadka somalia iyo Ethiopia ayaa sal dhigtey aaga buurka oo udhaw garoonka dolow

Ciidanka oo aad uxooganaa ayaa watey 4 uuraal oo labo kamid ah ay saaran yhn qoryaha culus ee loo yaqaan labo dhuumoodka ama shilkaha gaari cabdi bile ah

Iyo ciidan ifantari ah oo gaaraya ilaa 200 oo askari
Tani ayaa loo maleynayaa iney ka dambeyso shaqaaqadii 27 bishaan ka dhacdey garoonka dollow

Ee lagu dilo 2 sargaal iyo istaaf Ethiopian ah

W/Q siraajiportal

Diiriye Gaarane Xasan Mareeyahaya Garoonka Doloow ayaa xaqiijiyey badqabka iyo amaanka  buuxa ee hada ka jira Garoonka l...
28/02/2023

Diiriye Gaarane Xasan Mareeyahaya Garoonka Doloow ayaa xaqiijiyey badqabka iyo amaanka buuxa ee hada ka jira Garoonka laga soo degi karo islamarkaana laga duuli karo.

DEG DEG. Godomiye Mohamed hussein abdi. (Lafe) Sarakiil kasocotay dowladda Itoobiya oo kulankan goobjoog ka aheyd ayaa s...
28/02/2023

DEG DEG. Godomiye Mohamed hussein abdi. (Lafe)

Sarakiil kasocotay dowladda Itoobiya oo kulankan goobjoog ka aheyd ayaa sheegtay in iyadaa amniga deegaan xuduudeedka uu masuulayad ka saranyahay oo ay kala shaqeyn doonta Gudoomiye Mohamed Hussein Abdi lafeey.

Odayasha dhaqanka ee deegaanka ayaa Gudoomiye lafeey ku amaanay sida uu dhaxdhaxadnimada iyo odaynimada leh ee ugu qatay siyaasadda Gobalka.

MUQDISHO IYO BELEDWEYNE?Dalka ayaa galay xaalad amni oo aad u xun waxaana laga cabsi qabaa in xaaladda kasii darto, hadd...
27/02/2023

MUQDISHO IYO BELEDWEYNE?

Dalka ayaa galay xaalad amni oo aad u xun waxaana laga cabsi qabaa in xaaladda kasii darto, haddii aysan dowladda la imaanin isbadal deg deg ah.

Siinaay dagaal ka dhacay oo laba ciidan ah waxaa ku dhaawacmay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid, waxaana jira khadaare kale, waana markii 2aad oo halkaas lagu dagaalamo, sidoo kale waa markii 3aad oo bil gudaheed ciidamo ku dagaalamaan Muqdisho.

Beladweyne waxaa ka bilaawday Afduub salka ku haayo Xarig Sharci darro ah oo ay Booliska Soomaaliya u geesteen Weriye Cabdalla Muumin, waxaana dhici karto in arrintu sababto isku dhacyo qabiil oo hadda maraya marxalad Afduub ah.

H**e waxaa looga cabanayay dilal iyo dhaca dadweynaha, sidoo kale waxaa cabasho laga ahaa Mashaariicda dalka oo koox gaar ah loo xiray, siyaasadii oo dhabaheeda laga leexshay iyo Madaxweynaha oo albaabada xirtay kana aamusay xaaladda dalka.

W/Q: Xuseen Cabdulle

Mar kale soo laabasho wacan dhamaan saaxiibada ku xiran page kaan
02/02/2023

Mar kale soo laabasho wacan dhamaan saaxiibada ku xiran page kaan

11/09/2022

1 python Python waxaa loo tixgalin karaa mustaqbalka programming languages. Sida ku cad tirakoobyadii ugu dambeeyay, Python waa luqadda codaynta ugu weyn ee ku dhawaad ​​80% developers. Joogitaanka maktabado ballaaran oo Python ku yaal waxay fududeeyaan sirdoonka macmal, sayniska xogta, iyo haba...

09/09/2022

denmark ayaa rwanda kula heshiisay in horey loo dhaqaajiyo hanaan muran badan dhaliyay kaa oo ah in in dadka magan-galyo doonka ah lagusoo wareejiyo dalkaan ku yaal qaarada africa waxaa sidaas sheegtay wazaarada arimaha dibada denmark labada dal ayaa horey usaxiixday bayaan kaas oo dhigaya in " in a...

Sharikadha Meta Google iyo tiktok oo tartan xowli ah ku jira
08/09/2022

Sharikadha Meta Google iyo tiktok oo tartan xowli ah ku jira

Prateek Bhardwaj waxa uu ku soo caan baxay baraha bulshada asigoo ka hadlaayo muuqaalada gaaban ee TikTok, isagoo soo jiitay ku dhawaad hal milyan oo taageerayaal ah iyo tiro badan oo taageero ah. Laakin hadda kuma jiro abka 30-sano jir ka yimid magaalo yar oo Hindiya ah ayaa u goostay Moj, oo ka mi...

Coming soon........
07/09/2022

Coming soon........

Address

Shirkadaha
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siraji portal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Siraji portal:

Share