24/06/2024
🔴 ⚪️🇪🇪 Karl Hein ayaa heshiis cusub u saxiixay Arsenal, rasmi ah waana la xaqiijiyay.
“Karl wuxuu sii waday inuu nagu qanciyo dabeecadiisa iyo ka go’anaashaha inaan fiicnaano maalin kasta. Waxaan qiimeynaa inaan qeyb ka noqono horumarkiisa sii wadaya”, ayuu yiri Arteta.