DAASH Engineering solutions

DAASH Engineering solutions DAASH is a construction company founded by a group of somali Engineers it is HQ is mogadishu

Ramadaan kariim Afur wanaagsan Shirkadda DAASH Engineering solutions   waxa eey umadda muslimka la wadaageysaa hambalyad...
01/03/2025

Ramadaan kariim
Afur wanaagsan

Shirkadda DAASH Engineering solutions waxa eey umadda muslimka la wadaageysaa hambalyada iyo farxada Bisha barakeeysan ee Ramadaan oo maalintii 1aad noo dhamaatay

Allah waxaan weydiisaneynaa in uu kheyrkeeda nawaafajiyo kuwii ka faideystana naga yeelo

Afur wanaagsan

15/07/2024

Kuso dhawada dhismo ay shirkada engineering ka fulisay degmada hodan gaaar ahaan xafada al barako .👇🏻

Qancinta macaamiilku wa ka muhiim agteena ee so dhawaaada.😍

24/04/2024

Shirkada DAASH ugu kaalay adeeg dhismo oo tayo sare leh, kuuna rumeyn karo hamigaada
Nasoo booqo oo aan kuu nashqadeeyno kuuguna fulino sidii aad ku riyoon jirtay!

Shirkaddu sidoo kale waxaad ka heli kartaa adeegyada






Follow dheh boga shirkada DAASH Engineering solutions

https://instagram.com/daash_engineering?igshid=YmMyMTA2M2Y=

Mahadsanid

31/12/2023
Ku soo dhawaada shirkada DAASH Engineering  solutions    shirkadu adeegyada ey idiin heyso waxaa ka mid ah sameeynta dec...
16/01/2023

Ku soo dhawaada shirkada DAASH Engineering solutions shirkadu adeegyada ey idiin heyso waxaa ka mid ah sameeynta decoration qurux badan.

Waxyaabaha aan sameeyno waxaa ka mid
1) qurxinta goobaha ganacsiga
2) qurxinta guryaha
3) sameeynta xafiisyada iyo qurxintooda
4) sameeynta iyo xirida Tv decor

Si aan goobtaada decor qurux badan ugu sameeyno nala soo xiriir!
0619140044/0615075539
Follow https://instagram.com/daash_engineering?igshid=YmMyMTA2M2Y=

mahadsanid.

Jumco wanaagsan
23/12/2022

Jumco wanaagsan

Address

Makka Almukarama Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAASH Engineering solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DAASH Engineering solutions:

Share