31/05/2026
Ku so dhawow shirkadda Heegan Group.
Waxa aad Naga heli kartaa:
1-Sameynta Ganjeelada, albaabada, birtuugyada, Hangarada casriga ah, kuraasta iyo miisaska, Kala xirka guryaha.
2-Almuniumka albaabada iyo daaqadaha.
3-dhismaha kushiinada casriga.
Nagu dooro farsamo gaar ah, tayo sare iyo shaqo deg-deg ah.
Nagu soo booqo xarumaha shirkadda ama nagala soo xariir 61 2111813, 615054418, 618802292. .