Awil hassan jmc

Awil hassan jmc Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awil hassan jmc, Aerospace Company, Mogadishu.

08/02/2023
14/12/2022

Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa sheegay in dalalka Afrika ay waajib ku tahay in ay iska dhaafaan "dawarsiga" reer galbeedka si ay u kasbadaan xushmad caalami ah

"Haddii aan joojino tuugsiga oo aan ku bixino lacagta Afrika gudaha qaarada ,waxaan heli doonaa ixtiraamka aan mudanahay''ayuur yiri

Hadalkan ayuu ka jeediyay furitaanka shirka madaxda Afrika iyo Mareykanka ee ka furmay magaalada Washington DC

01/08/2022

Gabadh baa waxay soo iibsatay Telefon qaali ah,ka dib Aabaheed ayaa ku arkay Talefonkii markaasuu ku yidhi!
"Aabbo markaad Talefonka soo iibsatay wixii ugu horeeyey ee aad samaysay muxuu ahaa?"

Gabadhii baa ku jawaabtay;
"Waxaan soo galiyay Qolof (cover) sarre oo Talefonka difaac u noqonaya, kana ilaalinaya in uu jabo.

Aabbihii baa ku yidhi; "Cid kugu qasabtay miyaa jirta in aad sidaa samayso?

Gabadhii; "Maya Aabbe, layguma qasbin, laakiin aniga ayay i anfacaysaa in aan sidaas sameeyo si Talefonku uusan iiga jabin.

Aabbihii; "Ma kula tahay in aad ceebaysay Shirkadii Talefonka soo saartay?

Gabadhii; "Maya Aabbe, Shirkadu ayadaaba nagula talinaysa in aan Talefonka Qolof sarre galino, si uusan Talefonka nooga jabin.

Aabbihii; "Waa tahay, Qolofku miyuu qiima tirayaa Talefonka?

Gabadhii; "Maya Aabbbe, lkn Difaac ayuuba u yahay Talefonka, in uu jabo buu ka ilaalinayaa, ilayn haddii uu jabo waa uu qiima beelayaaye.

Aabbihii; "Miyuu foolxumo usoo kordhiyay Qolofkaasi Talefonka?

Gabadhii; "Aragtidayda maya qurux mooyee, fool xumo uma soo kordhinayo.

Intuu si fiican u soo eegay buu ku yidhi, "Aabbo macaan Xijaabkuna waa sidaa oo kale ee ku dhaganow had iyo goorba!!! Haddaad Akhrisay Soo Qor MashaAllah.

Yaa Rabbi Farxadd Sii Qofkii Arka Ee Soo Qora Masha Allah Siina Faafi Haddaad Awoodo.

By Ina ShAxmed✍

01/08/2022
Shirka dhalinta yabarow oo manta katashatay ayahooda si hiigsi sare loo garo wax kasta danta guud waxaa loo bahan yahay ...
15/07/2022

Shirka dhalinta yabarow oo manta katashatay ayahooda si hiigsi sare loo garo wax kasta danta guud waxaa loo bahan yahay in abdhayd looyahay

08/05/2022

Waxaa sheegtan asaxaabigii markii ugu horaysay oo loo asxaabay ardul xabashi asxaabta u aha afayeenka wll sheg oo baro anagana nabaro comment nugu qor shere and fallow

08/05/2022

Dhaanto luugu deqay shiiqa wale wayahay intaad dhahday dhagaysi wacan fallow iyo shere

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awil hassan jmc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share