Mustaqbal Engineering CO.

Call

Mustaqbal Engineering CO. Managing, designing, developing, creating and maintaining construction projects.

🏗️ 𝗖𝗢𝗡𝗧𝗥𝗔𝗖𝗧𝗢𝗥-𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡 𝗠𝗔𝗥 𝗪𝗔𝗟𝗕𝗔 𝗠𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗔𝗛𝗢 “𝗬𝗘𝗦”!Macmiilku wuxuu leeyahay:“Waxaan rabaa sidaan.”Contractor aan mas’u...
30/09/2026

🏗️ 𝗖𝗢𝗡𝗧𝗥𝗔𝗖𝗧𝗢𝗥-𝗞𝗔 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡 𝗠𝗔𝗥 𝗪𝗔𝗟𝗕𝗔 𝗠𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗔𝗛𝗢 “𝗬𝗘𝗦”!

Macmiilku wuxuu leeyahay:

“Waxaan rabaa sidaan.”

Contractor aan mas’uul ahayn wuxuu leeyahay:

“𝗬𝗘𝗦, 𝗦𝗶𝗿!”

Laakiin contractor-ka xirfadda leh wuxuu marka h**e is weydiiyaa:

📐 Ma farsamo ahaan sax baa?
🏗️ Ma ammaan baa?
💰 Ma kharashka ayuu si aan loo baahnayn u kordhinayaa?
⏱️ Ma waqtiga mashruuca ayuu saameynayaa?
🔧 Ma tayada dhismaha ayuu dhaawacayaa?
📋 Ma waafaqsan yahay naqshadda iyo shuruudaha mashruuca?

Haddii jawaabtu tahay MAYA, contractor-ka wanaagsan wuxuu kuu sheegayaa:

“𝗠𝗮𝘆𝗮 — 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗴𝗲𝗲𝗱. 𝗟𝗮𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗵𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻.”

Taasi ma aha inuu macmiilka kaa hor yimaado.

𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱.
𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗰𝗮𝗱𝗻𝗶𝗺𝗼.
𝗧𝗮𝗮𝘀𝗶 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱.

Dhismaha wanaagsan kuma dhisna qof mar walba yiraahda YES.

Waxa lagu dhisaa qof yaqaan 𝗴𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮 𝘂𝘂 𝗬𝗘𝗦 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆, 𝗴𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮 𝘂𝘂 𝗡𝗢 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆, 𝗶𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮 𝘂𝘂 𝗺𝗶𝗱 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆.

𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋 𝐄𝐍𝐆𝐈𝐍𝐄𝐄𝐑𝐈𝐍𝐆 𝐂𝐎.

𝐖𝐞 𝐃𝐨𝐧’𝐭 𝐉𝐮𝐬𝐭 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 — 𝐖𝐞 𝐁𝐮𝐢𝐥𝐝 𝐖𝐢𝐭𝐡 𝐊𝐧𝐨𝐰𝐥𝐞𝐝𝐠𝐞, 𝐐𝐮𝐚𝐥𝐢𝐭𝐲 & 𝐑𝐞𝐬𝐩𝐨𝐧𝐬𝐢𝐛𝐢𝐥𝐢𝐭𝐲. 🏗️

📞 𝗡𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 si aad mashruucaaga ugu bilowdo qorshe iyo fulin xirfad leh.

𝗠𝗨𝗦𝗧𝗔𝗤𝗕𝗔𝗟 𝗘𝗡𝗚𝗜𝗡𝗘𝗘𝗥𝗜𝗡𝗚 𝗖𝗢. — 𝗛𝗮𝗹-𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿, 𝗧𝗮𝘆𝗼 & 𝗠𝘂𝘀𝘁𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹.

𝗗𝗘𝗦𝗜𝗚𝗡 → 𝗥𝗘𝗔𝗟𝗜𝗧𝗬 | 𝗥𝗜𝗬𝗢 𝗟𝗢𝗢 𝗕𝗘𝗗𝗗𝗘𝗟𝗔𝗬 𝗫𝗔𝗤𝗜𝗜𝗤𝗢Waxaan ka shaqaynay fikradda iyo naqshadda ilaa laga gaaray guriga dhabta ah...
16/08/2026

𝗗𝗘𝗦𝗜𝗚𝗡 → 𝗥𝗘𝗔𝗟𝗜𝗧𝗬 | 𝗥𝗜𝗬𝗢 𝗟𝗢𝗢 𝗕𝗘𝗗𝗗𝗘𝗟𝗔𝗬 𝗫𝗔𝗤𝗜𝗜𝗤𝗢

Waxaan ka shaqaynay fikradda iyo naqshadda ilaa laga gaaray guriga dhabta ah ee maanta muuqda. 💯

Mashruuc ka mid ah mashaariicda Shirkadu Gacanta Ku Hayso .................................................................
26/07/2026

Mashruuc ka mid ah mashaariicda Shirkadu Gacanta Ku Hayso .............................................................................................................................................
📞 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
📲 𝟮𝟱𝟮𝟲𝟭 𝟰𝟰𝟰𝟲𝟮𝟲𝟯
👷 Architectural Design, structural Design, consulting and Construction. ........................................................................................................................................
🏤 Nashqadu waa xalka maanta iyo xeeldheerida hal-abuur ee barri
🔹 MUSTAQBAL ENGINEERING CO —Your dream is our priority.
📍 Location: Bakaaro, Mogadishu-Somalia
⏰ Office Hours: 8AM - 3PM
.... See less

17/07/2026

📏 Cabirka waa " 20x15 M"

👏 Waxaa loo kala jaray Laba Nus boos oo kiiba yahay 𝟭𝟬𝘅𝟭𝟱 𝗺 , waxaana laga dhisay kiiba 4QOL, 2musqul, jiko, Barando iyo barking waasac ah

🗝 Dagmada Daarisalaam, Xaafada Kooka koola.

🏠 Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Mustaqbal Engineering CO.

🏛 Waxaan kugu Qancin karnaa Design Qurux badan iyo Fulin Cajiib.

📞 Nagala soo xiriir : 61 4446263

📍 Mogadishu-somalia

𝗤𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗷𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗼Cabirka Guriga = 𝟭𝟬𝘅𝟭𝟱 𝗺🏠  Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Mustaqbal Engineeri...
15/07/2026

𝗤𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗷𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗼
Cabirka Guriga = 𝟭𝟬𝘅𝟭𝟱 𝗺

🏠 Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Mustaqbal Engineering CO.

🏛 Waxaan kugu Qancin karnaa Design Qurux badan iyo Fulin Cajiib

📞 Nagala soo xiriir : 61 4446263

📍 Mogadishu-somalia

13/07/2026

🫡DINING AND SITTING ROOM- INTERIOR Design

📷𝗠𝘂𝘂𝗾𝗮𝗮𝗹 𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝗔𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮

🏠 Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Mustaqbal Engineering CO.

🏛 Waxaan kugu Qancin karnaa Design Qurux badan iyo Fulin Cajiib

📞 Nagala soo xiriir : 61 4446263

📍 Mogadishu-somalia

𝗠𝘂𝘂𝗾𝗮𝗮𝗹 𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝗔𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝑴𝒖𝒔𝒕𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍 𝑬𝒏𝒈𝒊𝒏𝒆𝒆𝒓𝒊𝒏𝒈 𝑪𝑶. 🏠  Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Must...
09/07/2026

𝗠𝘂𝘂𝗾𝗮𝗮𝗹 𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝗔𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝑴𝒖𝒔𝒕𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍 𝑬𝒏𝒈𝒊𝒏𝒆𝒆𝒓𝒊𝒏𝒈 𝑪𝑶.

🏠 Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Mustaqbal Engineering CO.

🏛 Waxaan kugu Qancin karnaa Design Qurux badan iyo Fulin Cajiib

📞 Nagala soo xiriir : 61 4446263

📍 Mogadishu-somalia

𝗚𝘂𝗿𝗶 𝘃𝗶𝗹𝗹𝗮 𝗮𝗵 " 𝟮𝟬 × 𝟮𝟬m "Waxaa loo kala jaray laba Nus boos oo Qayb kasta laga dhisay 𝟱𝗤𝗼𝗹 , 𝟮𝗠𝗨𝗦𝗤𝗨𝗟, 𝗞𝘂𝘀𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗸𝗶...
08/07/2026

𝗚𝘂𝗿𝗶 𝘃𝗶𝗹𝗹𝗮 𝗮𝗵 " 𝟮𝟬 × 𝟮𝟬m "
Waxaa loo kala jaray laba Nus boos oo Qayb kasta laga dhisay 𝟱𝗤𝗼𝗹 , 𝟮𝗠𝗨𝗦𝗤𝗨𝗟, 𝗞𝘂𝘀𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗸𝗶𝗻𝗴 𝘄𝗮𝘆𝗻

🏠 Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Mustaqbal Engineering CO.

🏛 Waxaan kugu Qancin karnaa Design Qurux badan iyo Fulin Cajiib

📞 Nagala soo xiriir : 61 4446263

📍 Mogadishu-somalia

06/07/2026

" 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐚 Cusub 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐡𝐚𝐛𝐨𝐨𝐧𝐢𝐧, 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐟𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐐𝐮𝐫𝐱𝐢𝐧𝐚𝐚"

🏠 Dhismo Casri ah, Qiima jaban , Tayo leh, waa Astaanta Mustaqbal Engineering CO.

🏛 Waxaan kugu Qancin karnaa Design Qurux badan iyo Fulin Cajiib

📞 Nagala soo xiriir : 61 4446263

📍 Mogadishu-somalia

Address

Bakaaro
Mogadishu

Telephone

+252614446263

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaqbal Engineering CO. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share