Kaah educational academy

Kaah educational academy KAAH Academy ugu imow waxbarasho tayo leh hadafkeenu waa ciribtirka jahliga iyo sare uqaadida aqonta

Kafaaiidaysi wacN
26/05/2023

Kafaaiidaysi wacN

Shaqo wacan asxaabta qali ah
06/07/2022

Shaqo wacan asxaabta qali ah

06/07/2022

Galab wanaagsan asxaabta qaliga ah

Qofka ugu horeeya ee kasoo jawaaba waxa uu leeyhaya abaal marin qaaliya Shuruudaha lagaaga baahan yahay si aad unoqoto g...
25/03/2022

Qofka ugu horeeya ee kasoo jawaaba waxa uu leeyhaya abaal marin qaaliya
Shuruudaha lagaaga baahan yahay si aad unoqoto guulaystaha
1 page ka like saar
2 ku sher garee page ka ugu yaraan 3 group
3 comments ka kusoo qor xarafka aad dooratay adiga oo soo raacina meesha aad joogtid iyo numberkaaga
F.g waxaa ku guulaysan doona qofka ugu horeeya ee sida saxda ah uga soo jawaaba shuruudaha korana buuxiya.

Mahad sanidiin

Teachers highschools

25/03/2022

Jimco wanaagsan asxaabta qaliga ah iskusoo laabasho wanaagsan
Waxaa inoo bilaaban doonta su'aalo jimco kasta joogto noo noqon doona yaan lamoogaan inshaa allh

10/03/2022

Waan idin salaamayaa dhamaan asxaabta arooryo suuban ayaan idin leeyahay idil ahaan tiin

14/01/2022

Ma waxaa wanaagsan inaad muhiimtahay mise waxaa muhiim ah inaad wanaagsan tahay?

physics concepts kafaa iidaysi wacan asxaabta  waxaan marwalba utaaganahay inaan ufaa iidayno ardayda soomaaliyeed.fadli...
21/12/2021

physics concepts

kafaa iidaysi wacan asxaabta waxaan marwalba utaaganahay inaan ufaa iidayno ardayda soomaaliyeed.

fadlin

kafaa iidaysi wacan asxaabta  pageka la sheer gareeyo like tana yaan nalaga xaasidin
20/12/2021

kafaa iidaysi wacan asxaabta

pageka la sheer gareeyo like tana yaan nalaga xaasidin

CHEMISTRY FORMULAE AND VALANCESkafaa iidaysi wacan asxaabta fadlan pageka like noosaara noona sii sheer gareeya idonkoo ...
19/12/2021

CHEMISTRY FORMULAE AND VALANCES

kafaa iidaysi wacan asxaabta fadlan pageka like noosaara noona sii sheer gareeya idonkoo mahadsan

Kafaa iidaysi wacan asxaabta
16/12/2021

Kafaa iidaysi wacan asxaabta

Address

Mogadishu

Telephone

+252612126755

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaah educational academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaah educational academy:

Share