Filan Institute of Technology

Filan Institute of Technology Building Talent and Opportunities Through Tech!

Ka dib hal sano oo aan safar aqoon kororsi ah ku joogay wadamo kamid ah Africa, ma sugi karo inaan idinla wadaago mashru...
24/04/2024

Ka dib hal sano oo aan safar aqoon kororsi ah ku joogay wadamo kamid ah Africa, ma sugi karo inaan idinla wadaago mashruuc cajiib ah oo ka socda Filan Institute of Technology, oo ay taageerayaan Jeff Dean oo ka tirsan Google, InstaDeep, iyo AIMS South Africa.

Naga filo shaacinta dhawaan!

Deep Learning IndabaX Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ 2024, diyaar ma u tihiin?Insha Allah, sanadkan waxyaabo badan ayaa jiri doona, waxaana ...
22/02/2024

Deep Learning IndabaX Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ 2024, diyaar ma u tihiin?

Insha Allah, sanadkan waxyaabo badan ayaa jiri doona, waxaana rabnaa inaan ciyow qabano shirka, si shirka wayn Deep Learning Indaba 2024, oo sanadkan Senegal πŸ‡ΈπŸ‡³ ka dhacaya, u ah shirka ugu weyn AI iyo Machine learning ee Africa ka dhaco, Soomaali badan ay ka qeybgalaan.

Kaso qaybgala yaasha IndabaX Somalia 2024, hal qof ayaa shirkaas si bilaash ah uga qeybgali doono oo qarash kiisa Indaba team bixinayaan Insha Allah.

Sidoo kale, team keena Filan Institute of Technology, hal qof ayaan qarashkiisa bixin doonaa Insha Allah, maadaama uu yahay shir muhiim ah oo qofkii ka qeybgala fursado badan helayo.

Maxaa ka faiday IndabaX Somalia 2023 hadaa ka qayb gashay sanadkii h**e ?

Counting the days until Deep Learning Indaba 2024, where I'll pen down my journey with this incredible community. 'If it...
29/11/2023

Counting the days until Deep Learning Indaba 2024, where I'll pen down my journey with this incredible community. 'If it weren't for Indaba,' I'll say, bearing witness to its transformative power. It's not just a conference; it's a life-changing experience that reshapes our narratives. I'm eager to share how this gathering redefines my path and touches my heart, just as it has for many others.
Deep Learning IndabaX Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

03/11/2023


Shirkadda OpenAi ayaa marki ugu h**eysay ogolaatay in Furaha Soomaaliya ee +πŸπŸ“πŸ la iskaga diiwaangelin karo aaladda π‚π‘πšπ­π†ππ“ sanad kadib markii la daah furay barnaamijkaan o ku shaqeeya Garaadka Mac-malka ah ee (π€π«π­π’πŸπ’πœπ’πšπ₯ 𝐈𝐧𝐭𝐞π₯π₯𝐒𝐠𝐞𝐧𝐜𝐞).

Hadaba waxa aqbalaada barnaamijkan dadaal badan ku bixisay Eng, Munira Hadi Omar (Munira Omar) oo ah agaasimaha Mchadka Filan Institute of Technology.
πŸ‡ΈπŸ‡΄

  Opportunities AIMS (African Institute for Mathematical Sciences) oo ah institute oo si wadajir ah u aasasayn jamacadah...
13/09/2023

Opportunities

AIMS (African Institute for Mathematical Sciences) oo ah institute oo si wadajir ah u aasasayn jamacadaha ugu waaawayn South Africa sida University of Cape Town and Stellenbosch University iyo Jaamacada kale caalami ah sida University of Oxford iyo University of Cambridge oo u jeedkiisa yahay researchers in AI African ah in ay so saarto ayaa waxay bixinesaysaa 1 sano residency program ah oo masters in AI for sciences kaas oo fully Funded ah by Google DeepMind.

Shuruudaha way fududahay, waa in aa Africa ku nooshahay, shahaado degree heesatid, xisaab taqaaanid, iyo coding si aa application process ka u gudubtid.

Director ka institute kaas hada waa Ulrich (sawir ka hoose ka muuqdo) oo ah Google DeepMind Researcher iyo Co-Founder ka Deep Learning Indaba . Ka Deep Learning IndabaX Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ahaan waxaaan rabnaaa sanadkaaan arday badan oo Somali ah oo Artificial intelligence xiisenaayo in ay sanad kaan kafaidestaan Insha Allah. Applications ka January furmaa lknse hada coding skills kaada , mathematics iyo research kaada Kor u qaaad, iyo luqada English kaba Insha Allah.

Ani Insha Allah waxaaan rajaynayaa in aan kafaidesto , hoos kuso qor hadaa AI jeceshahay oo rajaynaysid in aa kafaidesatid ani cml. La wadaaag saaaxibada kale ayagana 😊😊.

https://ai.aims.ac.za/

Thrilled to have met the incredible OpenAI team at  , creators of ChatGPT! So grateful for the free upgrade to ChatGPT 4...
09/09/2023

Thrilled to have met the incredible OpenAI team at , creators of ChatGPT! So grateful for the free upgrade to ChatGPT 4 Pro with image prompting. Raised the accessibility issue in Somalia, and they've committed to addressing it. Can't wait to use ChatGPT back home without VPN and with a Somali number! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Connections

I had the opportunity to visit Google's first AI Research office in Africa. I vividly remember its establishment four ye...
08/09/2023

I had the opportunity to visit Google's first AI Research office in Africa. I vividly remember its establishment four years ago, during a time when my enthusiasm for AI and my career in AI Research were at their peak. It was truly fulfilling to finally witness their ongoing AI research efforts dedicated to addressing Africa's unique challenges.

Marka Filan Institute of Technology  bilaawaaye goal keena ugu wayn wuxuu ahaa Ardayda jaamacadaha wadan ka dhigtaaan in...
07/09/2023

Marka Filan Institute of Technology bilaawaaye goal keena ugu wayn wuxuu ahaa Ardayda jaamacadaha wadan ka dhigtaaan in ay internship paid ka sameyaaan , qaaar na shaqo full time ka sameyaaan oo aragno arday Somalia wax ku bartayn oo bishii $6,000 ilaa $9,000 ku shaqeeeyo asaga oo wadan kiisa ka bixin.

Riyadaaasna Sanadka so socda in ay rumoodo ayaaan rajaynayaaaa madama hada Jeff si personally u aqaaano 😁😁 una balan qaaaday in uu naga caaawin doono sida xirfadooda lo hormarin laha iyo interviews kana u heli lahayeeen.

Connectuons

Had the pleasure of a face-to-face chat with Jeff Dean at  ! 🀝Jeff Dean, Google's Chief Scientist, has dedicated an impr...
06/09/2023

Had the pleasure of a face-to-face chat with Jeff Dean at ! 🀝

Jeff Dean, Google's Chief Scientist, has dedicated an impressive 24 years to Google, who just celebrated their 25th anniversary this week. πŸŽ‰

What's truly inspiring is Jeff's humility and approachability. He's not just about Google but also supports startups, giving a remarkable $1 million to a startup he met at last year's Indaba 2022. πŸ’°

Our instant connection? Jeff's childhood in Somalia. 🌍 Thanks to him, I'm honored to attend tonight's Google Research Networking event at . 🌟

Honored to have received an invitation to Deep Learning Indaba 2023 in Accra, Ghana πŸ‡¬πŸ‡­. As the Deep Learning IndabaX Som...
03/09/2023

Honored to have received an invitation to Deep Learning Indaba 2023 in Accra, Ghana πŸ‡¬πŸ‡­. As the Deep Learning IndabaX Somalia lead, I'm all set for an amazing summer school AI learning experience. Can't wait to connect with fellow enthusiasts and dive into the world of AI!

  of   I met Brian known as the Beyonce of open source at Open Source Festival 2023 and he inspired me to do open source...
20/08/2023

of

I met Brian known as the Beyonce of open source at Open Source Festival 2023 and he inspired me to do open source as a full time job. So here's to taking first step and applying to outreachy which pays you to do open source contributions $7,000 for 3 months full-time!!!!!!

Saacada waa 1:30 am saq dhexe … waxaaa joogaaa Innovation lab ka Jaamacada Johannesburg ee Business school ka ….Waxaaa L...
10/08/2023

Saacada waa 1:30 am saq dhexe … waxaaa joogaaa Innovation lab ka Jaamacada Johannesburg ee Business school ka ….

Waxaaa Lab ka buuxaaan arday oo 18 ilaaa 22 sano jiraaan oo wilaaal iyo gabdho isugu jiraaan iyo Professor ka Lab kaan madaxa ka ah….. maaalintii xiisadaha jamacada xaadiraan , habeen kiina lab kaaan ayay waqti ku qaaataan oo qaar kood wax ku bartaaan , qaaar koodna ka shaqeyaaan …. Dhaqiiqad kasto agtooda wax wayn ayay ka tahay oo been been kuma dhaaafto … habeeen kii labo saac ayay ka seexdaaan oo kursigooda ku hurdoodaaaan subixiina shaqadoooda iyo fasaladooda horay ka aadaaan .

Waxaaa la yaaabay juhdiga ay bixinayaaan , badanaaa ayaga oo jamacada sanadka labaad ah ayay shaqeyaaaan oo lacag dhan $2,000 ilaa $3,000 qaataaan bishiii qaaataaaan ……

Meshaaan wax nasiib la dhaho ma aaaminsano , dadaaal iyo juhdi kaliya ayay aaaminsan yihiiin !!!!!!!!

Address

Taleex
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Filan Institute of Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Filan Institute of Technology:

Share