Boolimoog Madaxweynaha Mustaqbalka Soomaaliya

Boolimoog Madaxweynaha Mustaqbalka Soomaaliya Kusoo Dhawada Maskaxshiil General Construction Logistics Transport Supply & Trading Company Ltd

WAA KUMA SAAXIIBKA WANAAGSANI?Saaxiibka Wanaagsan Sida Uu Sheegay Rasuulkeenii Suubana Mohamed (CSW) Markii Uu Tusaale U...
26/04/2023

WAA KUMA SAAXIIBKA WANAAGSANI?

Saaxiibka Wanaagsan Sida Uu Sheegay Rasuulkeenii Suubana Mohamed (CSW) Markii Uu Tusaale U Soo Qaatay Saaxiibka Xun Iyo Saaxiibka Wanaagsan, Waxa Uu Yidhi Saaxiibka Wanaagsan Waa Sida Qof Ka Shaqeeya Carwo Ama Meel Lagu Iibiyo Wax Yaalaha Uduga Leh Sida Cadarka Ama Wax Alle Wixii Kale Leh Udgoon Ee Dadku Jecel Yihiin.

Qofka Ka Shaqeeya Carwada Ama Meesha Lagu Iibiyo Waxyaalaha Udgoonka Leh, Hadii Aad U Tagtid Sidoo Kale Aanu Ku Siin Wax Cadara, Waxaad Ka Soo Baxaysaa Ama Ka Soo Tageysaa Goobtaa Adigoo Udgoon, Taasi Oo Ay Ugu Wacan Tahay Wakhtigii Aad La Joogtay.

Saaxiibka Wanaagsan Waa Kan Isaguu Kula Wadaaga Murugada, Farxada. Waa Kan Aad Isku Halayn Karto Wakhtiga Aad Baahan Tahay, Waa Kan Aan kaa Fogaan, Aan Kugu Nicin Danyarnimadaada, Dharka Aad Xidhan Tahay, Waa Kan Kuu Dul Qaata Hadii Aad Dhaawacdid Jidh Ahaan iyo Hadalba.

Waa Kan Hadii Ay Noqoto Inaad Garab Weydiisato Iyo Sidoo Kale Talo Kugu Caawiya Amaba Aad Ula Tagto.

Saaxiibka Wanaagsan Waa Kan Xumaanta Aan Kula Jeclayn Waa Kan Ku Waaniya, Waa Kan Kugu Dhiiri Galiya Inaad Xaqiijiso Riyadaada.

Saaxiibka Wanaagsan Waa Kan Kugu Raaca Gar Iyo Gardaro, Waa Kan Ku Dhinac Istaaga, Si Uu Xaqaaga Uu Kuugu Dhiciyo Sidoo Kale Xaqa Dadka Kaaga Dhacsha, Waana Kan Wanaaga Ku Yidhaah Raac.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Erayo Saaxiibtinimada Ku Saabsan Oo Ku Xiise Galin Doona Waxa Kasoo Xigtay Erayadan Qoraa Soomaaliyeed Oo Ku Sugan Mogadisho.

Guul Maaha Inaad Samayso Sanadkii 100 Saaxiib Ah Oo Kuu Dhaw, Waxaa Se Guul Ah Inaad Samayso Saaxiib Kaliya Oo Boqol Sano Kula Jira Isagoo Dantiisa Kugula Joogin Kaa Aqoon Badan Ama Kaa Hanti Badan.

Saaxiibka Wanaagsan Waa Kan Ku Xushmeeya, Kula Jira, Ku Dhiiri Galiya, Kuu Baahan, Kuuna Taagan.

FG: Saaxiibtimadu Ma Timaado Barasho Horteed, Waa In Ay Is Bartaan Labada Ruux Ka Dib Marka Laysku Qanco, La Isna Dabeecad Fahmo Ayey Timaadaa Saaxiibtinimadu.

Sheeko qosol badanLabo Nin oo Indhoole ah baa maalin is dagaaleen, waana la kala celin waayay,MId cabtooy ah oo wadada d...
22/04/2023

Sheeko qosol badan

Labo Nin oo Indhoole ah baa maalin is dagaaleen, waana la kala celin waayay,

MId cabtooy ah oo wadada dhinaceeda maraayay baa arkay dad badan oo meesha buuxaan, mid buu waydiiyay waxa meesha ka dhacay, waxaa lagu dhahay, labo nin oo indhoole ah baa saakay ilaa hada la kala celin la’ayahay, wax kala celiyo baa la waayay,

cabtooygii baa intuu aad u qeyliyay dhahay, Aniga waxaan la jiraa kan mindida heysto” labadii nin way kala boodeen midba meel ayuu u cararay.

Cabtoygi Kulaha Soomaali Dhib necbaa Intaasey Ka wehsadeen Ilaa Sakay.

25/02/2023

Raaskanbooni illa Rays Caseer

Galabta & Deegaanki Alkowthar
24/02/2023

Galabta & Deegaanki Alkowthar

Nin Oday Ah oo Raga Gamuunta Isticmalo Ka Mid Ah Ayaa Wuxuu u yimid Rag Meel Wada Fadhiya Wuxuu Ku Dhahay Asxabey Waxaan...
24/02/2023

Nin Oday Ah oo Raga Gamuunta Isticmalo Ka Mid Ah Ayaa Wuxuu u yimid Rag Meel Wada Fadhiya Wuxuu Ku Dhahay Asxabey Waxaan Manta Gamuun Ku Gemay Sagaaro Waxana Iskula Dhuftay Lugta & Dhegta.

Lagama Walin ee Waxaa Lagu Dhahay Beentada Run u ekeysii.

Ninkii Ayaa Dhahay Lugta Waxey Ku Xogeysay Dhegta.

Hadaba Raga Saxibadey ah ee Ku Jira Badigobka Sheygayna In Aay Jecel Yihiin Hormarka Dadka & Deganka Waxaan Idin Leyahay Hadalkiina Run u ekeysiiya.

24/01/2023
Eng. Ismail mumin Hilowle primary and secondary school
24/01/2023

Eng. Ismail mumin Hilowle primary and secondary school

Fannaanad Khadra Dahir Cige jannadii Firdowso allaha ka waraabiyo.اللهم ارحمها واسكنها فسيح جناتك
02/07/2022

Fannaanad Khadra Dahir Cige jannadii Firdowso allaha ka waraabiyo.

اللهم ارحمها واسكنها فسيح جناتك

Address

Wadnaha Streed Karan
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boolimoog Madaxweynaha Mustaqbalka Soomaaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Boolimoog Madaxweynaha Mustaqbalka Soomaaliya:

Share