TAMARSO

TAMARSO Tamarso is renewable energy company delivering affordable & reliable Solar Energy for medium and large users in Somalia.

19/02/2026
17/02/2026

Highlight: Xafladda 10-Sano Guurada Tamarso! 🔟✨

10 SANO OO IFTIIN, KALSOONI, IYO HORUMAR AH!









Ramadan Mubarak.
17/02/2026

Ramadan Mubarak.

16/02/2026

Dr. Nuur Cabdullaahi oo ka socda Isbitaalka Horyaal, ayaa munaasabadda 10-sano guurada Tamarso nala wadaagay isbeddelka dhabta ah ee ay tamarta cadceeddu keentay.

10 SANO OO IFTIIN, KALSOONI, IYO HORUMAR AH! 🔟☀️









16/02/2026

Waxaa caawa farxad weyn noo ah inaan fagaaraha 10-sano guurada Tamarso ku dhageysanno hadal-jeedinta Cabdicasiis Faarax Ciyoow, oo ah macmiilkii ugu horreeyay ee nagu aaminay adeegga Solar-ka tan iyo maalintii koowaad.

10 SANO OO IFTIIN, KALSOONI, IYO HORUMAR AH! 🔟☀️









Sawiradda Munaasabadda Dabbaal-degga 10-Sano Guurada Tamarso 10 SANO OO IFTIIN, KALSOONI, IYO HORUMAR AH! 🔟☀️
16/02/2026

Sawiradda Munaasabadda Dabbaal-degga 10-Sano Guurada Tamarso

10 SANO OO IFTIIN, KALSOONI, IYO HORUMAR AH! 🔟☀️









16/02/2026

Shirkadda Caafi, Cabdiraxman Maxamed Cali

10 SANO OO IFTIIN, KALSOONI, IYO HORUMAR AH! 🔟☀️









16/02/2026

Qudbadii Sheikh Abdi Hayyi.

10 SANO OO IFTIIN, KALSOONI, IYO HORUMAR AH! 🔟☀️









Dabbaal-degga 10-Sano Guurada Tamarso ayaa si rasmi ah noogu bilaabmay! 🔟✨
16/02/2026

Dabbaal-degga 10-Sano Guurada Tamarso ayaa si rasmi ah noogu bilaabmay! 🔟✨







14/02/2026

"Runtii waxaa naga degay culays weyn, waxaana soo noqday himmadii iyo mooral-kii shaqaalaha Isbitaalka." – Maamulaha Isbitaalka Dayniile.

Waxaan ku hanweynahay inaan Isbitaalka Dayniile ku qalabeeyno nidaamka Solar-ka oo 100% daboolaya baahida koronto ee xarunta 24-ka saac. Tani kaliya ma ahan koronto, ee waa badbaado loo fidiyay bukaannada iyo dhiirigelin loo sameeyay dhaqaatiirta.

Tamarso - Iftiin iyo Horumar Waara! 🔋✨







Address

Buula Xuubey, Next To Villa Baidoa
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252619204030

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAMARSO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TAMARSO:

Share