05/04/2026
Waxaan si rasmi ah u furaha ugu wareejinay mashruuc villa ๐ก oo ku yaala Deg. Dayniile.
Gurigan oo loo dhisay qaab ku cusub deeganka wuxuu ka kooban yahay:
โข 4 qol jiif
โข 1 qol fadhi
โข Jiko casri ah
โข 3 Suuli
โข Parking Gaari
waxay u taagan tahay haqabtirka baahidaada dhismo.
Thank you for your Choosing our services.
Nagala soo xiriir:
Tell: +252615086657
Email: [email protected]
Website: www.nujuumcc.com
Address: 1st Floor, Office 105, Ex Imperial Hotel, Bulo-Hubey Road.