Kaar Engineering Services

Kaar Engineering Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaar Engineering Services, Engineering service, wadda makkah almukarama, Mogadishu.

Kaar Waa shirkad dhismo oo fadhigedu yahay magalada Muqdishu, taasoo diyaar kuula ah adeeg dhismo oo casri ah laaguuguna naqshadeyn doono qaab casri ah oo lamuuqaal ah dhismoyinka caalamka tayana usii dheertahy.

27/09/2025

✨ Modern Office Interior Design ✨
Waxaan kuu naqshadeynaynaa xafiis casri ah oo qurux badan.
Haddii aad rabto in xafiiskaaga loo beddelo mid la jaanqaadaya qaabka casriga ah ee caalamka, la soo xiriir Kaar Engineering Services.
📞 61 3645607
📧 [email protected]

Jumca Kariim!Allaha naga wada dhigo kuwa ka faa’iidaysta barakada iyo naxariista maalintan weyn.
26/09/2025

Jumca Kariim!
Allaha naga wada dhigo kuwa ka faa’iidaysta barakada iyo naxariista maalintan weyn.

✨ Modern Office Interior Design ✨Waxaan kuu naqshadeynaynaa xafiis casri ah oo qurux badan.Haddii aad rabto in xafiiskaa...
22/09/2025

✨ Modern Office Interior Design ✨

Waxaan kuu naqshadeynaynaa xafiis casri ah oo qurux badan.

Haddii aad rabto in xafiiskaaga loo beddelo mid la jaanqaadaya qaabka casriga ah ee caalamka, la soo xiriir Kaar Engineering Services.

📞 61 3645607
📧 [email protected]

Ciid Wanaagsan dhamaan walaalaha muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kastoo aad dunida ka joogtaan.
29/03/2025

Ciid Wanaagsan dhamaan walaalaha muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kastoo aad dunida ka joogtaan.

Jimco Wanaagsan.
14/03/2025

Jimco Wanaagsan.

Waa guri (10mx30m) ah kaasoo shirkadda Kaar Engineering Services ay ka hirgalinayso magaalada   gaar ahaan Deg.Warta Nab...
11/03/2025

Waa guri (10mx30m) ah kaasoo shirkadda Kaar Engineering Services ay ka hirgalinayso magaalada gaar ahaan Deg.Warta Nabadda.

.

Abuu Hurayrah (RC) ayaa ka wariyay Nabiga ﷺ inuu yiri: “Qofkii bisha Ramadaan salaad u istaaga isagoo Eebbe rumeysan oo ...
07/03/2025

Abuu Hurayrah (RC) ayaa ka wariyay Nabiga ﷺ inuu yiri: “Qofkii bisha Ramadaan salaad u istaaga isagoo Eebbe rumeysan oo ajar ka rajeynaya, waxaa loo dhaafaa dhammaan dambigiisii hore.”

21/02/2025

Waxaa si habsami leh u socda mid kamid ah mashaariicda shirkadda dhismaha Kaar Engineering Services ka wado magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada warta nabada kaas oo cabirkiisu yahay Dabaq u Dhisan Qaab Casri ah.

Waxaa si habsami leh u socda mid kamid ah mashaariicda shirkadda dhismaha Kaar Engineering Services ka wado magaalada Mu...
01/02/2025

Waxaa si habsami leh u socda mid kamid ah mashaariicda shirkadda dhismaha Kaar Engineering Services ka wado magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada warta nabada kaas oo cabirkiisu yahay Dabaq u Dhisan Qaab Casri ah.

Waa nashqadda mid kamid ah mashaariicda shirkadda dhismaha Kaar Engineering Services ka wado magaalada Muqdisho gaar aha...
27/01/2025

Waa nashqadda mid kamid ah mashaariicda shirkadda dhismaha Kaar Engineering Services ka wado magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada warta nabada kaas oo cabirkiisu yahay Dabaq u Dhisan Qaab Casri ah.

Address

Wadda Makkah Almukarama
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613645607

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaar Engineering Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaar Engineering Services:

Share