26/05/2026
πβ¨ Ciidul Adxa Mubaarak β¨π
Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, waxaan dhammaan Muslimiinta leenahay Ciid wanaagsan.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, allabaryada, iyo ducada.
Ciiddaan ciiddeeda Alle ha inooga dhigo mid nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo farxad. π€πππ
Eid Mubarak from AMAAR TECHNOLOGIES.