Somali Elite Structures

Somali Elite Structures WELCOME TO SES

🌟 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗗𝗔𝗛𝗔𝗕𝗜 𝗔𝗛 𝗢𝗢 𝗜𝗡𝗧𝗘𝗥𝗡𝗦𝗛𝗜𝗣 𝗔𝗛! Shirkadda 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑬𝒍𝒊𝒕𝒆 𝑺𝒕𝒓𝒖𝒄𝒕𝒖𝒓𝒆𝒔 waxay bilaabeysaa Barnaamij Internship ah oo gaar...
28/06/2026

🌟 𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗 𝗗𝗔𝗛𝗔𝗕𝗜 𝗔𝗛 𝗢𝗢 𝗜𝗡𝗧𝗘𝗥𝗡𝗦𝗛𝗜𝗣 𝗔𝗛!
Shirkadda 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑬𝒍𝒊𝒕𝒆 𝑺𝒕𝒓𝒖𝒄𝒕𝒖𝒓𝒆𝒔 waxay bilaabeysaa Barnaamij Internship ah oo gaaraya 6 bilood, kaasoo si rasmi ah u bilaaban doona bisha 𝙅𝙪𝙡𝙮 2026 ee magaalada Muqdisho!

💼 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒂𝒅 𝑲𝒂 𝑭𝒊𝒍𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒕𝒂𝒂?
✅ Khibrad dhaba ah oo mashruucyo goobta ah (On-Site Project Experience)
✅ Barashada Naqshadaynta Shubka La Xoojiyay (Reinforced Concrete Design)
✅ Software-yada Naqshadeynta iyo Faahfaahinta Dhismayaasha
✅ Isku-duubni iyo shaqo kooxeed (Teamwork)
✅ Shahaado Dhamaystir (Certificate of Completion)

🎯 𝒀𝒂𝒂 𝑪𝒐𝒅𝒔𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒂?
Waxaa lagu soo dhawaynayaa ardayda wax ka barata Injineeriyada Civil/Structural iyo kuwa dhawaan ka qalin jabiyay.

📍 𝑮𝒐𝒐𝒃𝒕𝒂: Dabka Mall, Maka-Almukarama, Muqdisho, Somalia
📞 𝑻𝒆𝒍𝒆𝒑𝒉𝒐𝒏𝒆: +252 615114424
📧 𝑬𝒎𝒂𝒊𝒍: [email protected]
📝 𝑰𝒔𝒌𝒂 𝒅𝒊𝒊𝒘𝒂𝒂𝒏 𝒈𝒂𝒍𝒊 𝒉𝒂𝒍𝒌𝒂𝒂𝒏:
https://forms.gle/TWBKfYYqDvGkQEDz7

🏗️ MA DHISAYSAA GURI AMA DHISME GANACSI?Ha halmaamin tayada & badbaadada!Somali Elite Structures waxay ku siineysaa ✅ St...
22/01/2026

🏗️ MA DHISAYSAA GURI AMA DHISME GANACSI?
Ha halmaamin tayada & badbaadada!
Somali Elite Structures waxay ku siineysaa

✅ Structural Design Casri ah
✅ La-talin Dhisme oo Xirfad Sare leh
✅ Naqshado Adag oo Lagu Kalsoonaan Karo
✅ Khibrad & Saxnaan Heer Caalami ah
📐 Fikraddaada → Naqshad → Dhisme Adag.

📞 Nala Soo Xiriir Maanta
Somali Elite Structures
Xalka Dhismaha Casriga ah.

🏗️ Somali Elite StructuresWaxaan kuu naqshadeyneena dhismayaal adag, casri ah, kuna saleysan heerarka caalamiga ah.➡️ St...
16/01/2026

🏗️ Somali Elite Structures
Waxaan kuu naqshadeyneena dhismayaal adag, casri ah, kuna saleysan heerarka caalamiga ah.

➡️ Structural Design
➡️ Engineering Consultancy
➡️ Kalsooni, tayo & waayo-aragnimo

Nala soo xiriir maanta — dhismahaaga ha noqdo mid lagu faano! 💪🏽✨

✅ Professional structural design creates safe & beautiful homesSomali Elite Structures provides expert Structural Design...
14/01/2026

✅ Professional structural design creates safe & beautiful homes
Somali Elite Structures provides expert Structural Design & Consultancy to ensure your building is:
✔ Safe
✔ Cost-effective
✔ Modern & durable
📍 Mogadishu, Somalia
📞 0615114424
📧 [email protected]

Somali Elite StructuresWaxaan bixinaa Structural Design & Consultancy tayo sare leh oo waafaqsan heerarka caalamiga ah.K...
09/01/2026

Somali Elite Structures
Waxaan bixinaa Structural Design & Consultancy tayo sare leh oo waafaqsan heerarka caalamiga ah.
Ku dhis mashruucaaga kalsooni, badbaado, iyo xirfad la hubo.

📐 Tayo • Khibrad • Kalsooni
📩 Nala soo xiriir hada oo horay usoo gaar xarunteena mahadsanidiin

(Professional & Trust)“Naqshad Dhisme oo Ammaan ah , Casri ah, kuna dhisan Hal-abuurnimo.Somali Elite Structures – Khuba...
05/01/2026

(Professional & Trust)

“Naqshad Dhisme oo Ammaan ah , Casri ah, kuna dhisan Hal-abuurnimo.
Somali Elite Structures – Khubaro Structural Design & Consultancy.”

Maku dhibaneed structural design sax laysku haleyn karo dibada ma u doonan jirtay hadaba Somali Elite Structures waxay d...
04/01/2026

Maku dhibaneed structural design sax laysku haleyn karo dibada ma u doonan jirtay hadaba Somali Elite Structures waxay diyaar u tahay inee kaa haqabtirto baahi walba la xariirto Structural design and cosultancy ee horay usoo gaar xarumaheena

Horay usoo gaar xafiiska shirkada si aad kaga faaideysato barnaamijkan dahabiga ah korna aad ugu qaado xirfadaada mahads...
01/01/2026

Horay usoo gaar xafiiska shirkada si aad kaga faaideysato barnaamijkan dahabiga ah korna aad ugu qaado xirfadaada mahadsanidiin

31/12/2025

Badbaadadu waxey ka bilaabata naqshadda.”

Strong in Structural Design | Smart in Consultancy

WELCOME TO SES

25/12/2025

🌟 Kusoo Dhawoow Somali Elite Structures

Ma raadinaysaa naqshad dhisme oo adag, ammaan ah, lana isku halleyn karo?
Somali Elite Structures waxay ku takhasustay structural design & consultancy si mashruucaagu u noqdo mid tayo leh, kharashkiisuna macquul yahay.

📞 Nala soo xiriir maanta – hana ka labalabeyn tayada.

Strong in Structural Design | Smart in Consultancy

📍 Dabka Mall, Maka Al-Mukarrama Road, Muqdisho
📱 +252 615 114 424
✉️ [email protected]

Address

Hodan District
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Elite Structures posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share