19/03/2026
Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga awgeed, bahda Hage Technology Center waxay hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u dirayaan umadda somaaliyeed iyo bahda waxbarashada meel kasta oo ay joogaan.
Waxaa alle ka baryeenaa inuu naga aqbalo acmaashii iyo soonkii aan soo soonay.
HTC
Hage Technology Center HTC
Technology News