HornStar Construction and Contracting Company

HornStar Construction and Contracting Company Bogga Rasmiga ee Shirkada Hornstar Construction and Contracting Company

27/03/2025
Eid u Adha Mubarak. Waxaan Hambalyo ku aadan Munaasabada Eid Ul Adha U direynaa Dhammaan Umadda islaamka Meelkasta Ay Jo...
15/06/2024

Eid u Adha Mubarak.
Waxaan Hambalyo ku aadan Munaasabada Eid Ul Adha U direynaa Dhammaan Umadda islaamka Meelkasta Ay Joogaan Khaasatan Umadda soomaliyeed .

Jumu'ah Mubārak  جمعة مباركة
10/05/2024

Jumu'ah Mubārak جمعة مباركة

Jimco wanaagsan Dhamaan macaamiisheyna
03/05/2024

Jimco wanaagsan Dhamaan macaamiisheyna

Waxaan hambalyo ku aaddan maalinta 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 la wadaagayna dhammaan howl-wadeenada Soomaaliyeed,gaar ahaan how...
01/05/2024

Waxaan hambalyo ku aaddan maalinta 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 la wadaagayna dhammaan howl-wadeenada Soomaaliyeed,
gaar ahaan howlwadeenada iyo Xubnaha Hornstar Conistrection and Contracting .

Mahadsanidiin.

09/04/2024

EID MUBAARAK
Hambalyo dhammaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabada ciidul fidriga awgeed.
Allaha naga aqbalo acmaasheenii wanaagsaneed. Dhammaantiin ku ciida bash bash, nabad, iyo in uu Allaah sanadkaan sanadkiisa kale nagu gaarsiiyo barwaaqo, nabad, iyo hurumar in sha allah.

عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Bogga Rasmiga ee Shirkada Hornstar Construction and Contracting Company

Ramadaan Kareem!Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Soonqaadku waa f...
10/03/2024

Ramadaan Kareem!
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa curashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Soonqaadku waa fursad Rabbaani ah oo uu Alle naxariistiisa ugu deeqo addoomadiisa.
Irdaha jannaooyinkana ugu furo.
Waxaan ugu dardaarmaynaa in aan fursaddaan ku adkeyno xiriirka Alle nagala dhexeeya, oo aan badinno acmaasha suuban, sida salaadda, sadaqada iyo xuska Eebbe.
Ramadaan Mubaarak. Farxad, caafimaad iyo cibaado ku sooma.
Alle idankiis.

09/03/2024

Shirkada HornStar waa Qurxiyaha Gurigaada iyo Goobtaada Shaqo!

Address

Al-maka Al Mukaramah
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615550757

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HornStar Construction and Contracting Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HornStar Construction and Contracting Company:

Share