Mohamed farah olog

Mohamed farah olog Fadlan Ku Sodhawow Adigu Mahad San

Jimco wanaagsan all aqyaarta
21/06/2024

Jimco wanaagsan all aqyaarta

14/08/2023

NINKA UGU HOREYAY OO 1XBET MASAAJID KU ISTICMAALAYO

14/08/2023

Asc Sxbyaal Isku So noqod Wanaagsan

Aduunyo Layaab Malahan
17/09/2021

Aduunyo Layaab Malahan

21/08/2021

Noloshu dhabta ah

Halkan Ka Wac Saaxibkaga Marwalbo Garabkaga Taagan Jamaal Faarax Bunow
20/08/2021

Halkan Ka Wac Saaxibkaga Marwalbo Garabkaga Taagan Jamaal Faarax Bunow

Allah unaxariisto Sxbkeey Naftisa Ku Wayaay Qaraxi Ka Dhacay Kismayo
01/08/2021

Allah unaxariisto Sxbkeey Naftisa
Ku Wayaay Qaraxi Ka Dhacay Kismayo

02/07/2021

Mursi tribe

Meeqa Waji Ayaa Ku Muqate
07/02/2021

Meeqa Waji Ayaa Ku Muqate

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BILLAD IYO SHAHAADO SHARAF KU MAAMUUSAY MASUULIYIINTA IYO HAWLWADEENNADA KA SOO QEYB QAATAY DIB U...
23/11/2020

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BILLAD IYO SHAHAADO SHARAF KU MAAMUUSAY MASUULIYIINTA IYO HAWLWADEENNADA KA SOO QEYB QAATAY DIB U SOO CELINTA MAAMULKA HAWADA DALKEENNA

Muqdisho, Nofeembar 23, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta Maamulka Hawada Dalkeenna ayaa adkeeyay ahmiyadda ay leedahay xaqiijinta madaxbannaanida dalka, dowladnimada iyo sharafka Qarannimadeenna.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Sooyaalka dalkeenna ay baal dahab ah ka geli doonaan Muwaadin kasta oo door ku lahaa dib u soo celinta Maamulka Hawada Dalkeenna, iyada oo jiilalka dambe ay tilmaansan doonaan shaqadaas waddaniga ah ee ay dalkooda iyo dadkooda u qabteen.

“Soo celinta Maamulka Hawada dalkeenna waxaa ay ahayd arrin aad u adag, madaama welwel badan laga qabay tayada howlwadeennadeenna iyo qalabka aan isticmaaleyno awooddiisa, laakin waxaa fikirkaas beeniyay Masuuliyiinta iyo khuburada Soomaaliyeed ee Duulista Hawada oo muujiyay karti iyo in ay daacad u yihiin masuuliyaddaas Qaran”.

Madaxweynaha oo guddoonsiiyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Billad sharaf ayaa ku bogaadiyey howlwadeennada Duulista Rayidka sida ay muddo kooban gudohood ugu horseedeen in dalkeennu lagu ammaano dhanka Maamulka iyo Maaraynta Duulista Hawada.

Sidoo kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoonsiiyay Shahaado Sharaf dhammaan Halyeeyadii ka soo qeyb qaatay Qorshaha Qaran ee Soocelinta Maamulka Hawada Soomaaliyeed, Howlwadeennada Hay’adda Duulista Rayidka ah iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada.

Dhankooda, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad iyo Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista Rayidka Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa ka warbixiyay horumarka dalka ee dhanka Duulimaadyada Rayidka ah iyo Amniga Garoommada Diyaaradaha, waxa ayna tilmaameen in Shirkado diyaaradeed oo caalami ah ay ku soo dhiirradeen adeegsiga

By mohamed farah

Address

Hamar Weyne
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed farah olog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed farah olog:

Share