Zam zam Food Industry

Zam zam Food Industry Zam zam Food Industry waa mid ka mid ah warshadaha ka dhisan Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdsho.

ZAM ZAM FOOD INDUSTRY waa warshad ka farcantay warshada wayn ee ku taala DUBAI,UAE laguna magacaabo IFTIN. zamzam food industry waxay ku taalaa xaafada Tabeelaha Sh. Ibraahim ee ka tirsan Degmada HODON, waxayna xafiisyo ku leedahay suuqa bakaaraha. zamzam food industry waxay soo saartaa badeecoyin kala duwan sida:
-- ZAMZAM CHIPSI
--ZAMZAM FOSTER
--ZAMZAM MINERAL WATER

OUR CONTACTS
+25215501286
+252615590494
E-mail: [email protected]

Address

Muqdisho

Website

Products

Zamzam Chipsi
Zamzam Milk
Zamzam Foster

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zam zam Food Industry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zam zam Food Industry:

Share